السبت، 19 نوفمبر 2011

wekilekis oo war bixn ka qorey duulaanka keenya ay ku soo qaadey soomaaliya

warageyska ku caan baxey soo bandhigida faiixooyinka dawladaha ayaa waxaa uu soo saarey warbixin  ku saabsan duulaanka keenya ay ku soo qaadey soomaaliya wargeyska ama websitka wekilikes ayaa waxaa uu sheegey in dowlada mareykanka ay ku fikireysey in mudo ah in ay in ay duulaan ku qaado soomaaliya kaasi oo kaga soo horjeedo xarakada alshabaab wikilikis oo looga bartey inuu keediyo dukumeendiyo soo bandhigo sirta sida qarsoodiga ah uwada gaaraan madaxda caalamka ayaa sheegey in mareykanaka uu ku dhiiri gelineyey in ay eegto dawlada keenya suurgal ahaansha  waxaa ka dhalankara weerarka ay ku qaadey koonfurta soomaaliya keenya oo bil ka hor duulaan ku soo qaadey soomaaliya ayaa ku doodey in ay ka hortageyso weerar lagu soo qaadey wadankeeda oo lagu soo afduubey dad dalxiisiyaal ah oo ajaanib ah hase ahaate wikilikis ayaa sheegey keenya in ay ku hemisey laba sano ka hor in ay weerar ku qaado gobolada jubada si ay ula wereegto dekada weyn ee kismaayo ee xaruunta jubada hoose masuuliyiin ka tirsan dawlada mareykanka  ayaa la kulmey masuuliyiin katirsan dawlada keenya aya lagula teliyey in ay tababaraan ciidamo soomaali ah si ay uga difaacaan xuduudooda  isla markaana aysan ku degdegin weerar  lugta ah ciidamada keenya in ay ku galaan koonfurta wadanka soomaaliya  wiikilikis ayaa inta ku darey  kaaliyaha arimaha dibada dawlada mareykanka ee qaarada afrika  john carson ayaa  usheegey wasiirka arimaha dibada keenya inuu ka cabsi qabo in ay hoowsha ku adkaato sida ay umaleyneyso dawlada keenya weerar ay ku qaado wadanka soomaaliya sidoo kale dawlada mareykanka ayaa ujeedisey dawlada keenya in ay sameyso maamul gobaleed iyada ay maamusho kaasoo ciidankooda oodxir  unoqoneyaa xadka ay la wadaagto soomaaliya wiikiliikis ayaa ayaa inuu la kulmey  kaaliyaha arimaha dibada mareykanaka ee uqaabilsan qaarada afrika wasiirka arimaha dibada keenya natiijada ka soo baxdey ayaa noqotey in la tababaro ciidamo gaareyaa 2000 askari iyo dawlada keenya in ay sameyso maamulgoboleed ay ubixisey jubaland kaasi oo keenya xiligaasi ay aqbashey

somaliwalalo: somaliwalalo: hambaliyada ciidul alfidiri

somaliwalalo: somaliwalalo: hambaliyada ciidul alfidiri: somaliwalalo: hambaliyada ciidul alfidiri : htt:/www.algedo.com

dawladaha carabta maxey uga hadli la,yihiin duulaanka keenya ee soomaaliya

dunida dacaladeeda meelkasta aad ka joogto waxaa hubaal ah inay ku nool yihiin dad muslimiin ah oo kuwo islaamka ku dhashey iyo kuwo soo galey diinta islaamka ka dib markii illaah qalbigoodu uu ku duwey in ay qabsadaan xariga alaah oo looga badbaadineyo ciqaabtiisa laguna rajeyneyo raali ahaanshihiisa caalamka ka hadleyno oo ay kuwada nool yihiin