الجمعة، 31 أغسطس 2012

DHIBAATADA MUSLIMIINTA LAGU HAAYO OO LAGA AMUSEY

Sida aan sawiradan uga jeedno waxaa  laga aamusey dhibaatada lagu haayo  muslimiinta gaar ahaan falatiin soomaaliya poorma  suuriya  iyo wadamo badan oo muslimiin ah  waxaa laga aamusey gebi ahaanba dhibaatada lagu haayo islaamka  waxaa  laga aamusey  gumaadka iyo xasuuqa lagu haayo boorma  waxaa kaloo laga aamusey xasuuqa lagu haayo mudo 60 sano shecebka falastiin waxaa kaloo laga aamusey  xasuuqa lagu haayo 20 sano dadka soomaaliyeed iyo daragelinta ajnabiga ah ee dawladaha jaarka ay ku haayaan soomaaliya  waxaa kaloo laga aamusey  xasuuqa lagu haay dadka reer suurya  oo ay geystey nidaamka calawiga ah ee al asad                                      
RRSRSES

qabiil afrikaan ah oo ku nool afrikada dhexe oo aad la yaabeyso

daawo waa qabiil  aad ula yaabeen  dadkii daawaneyey  sida ay uyaalaan iyo nolosha ay ku nooliyihiin

الخميس، 23 أغسطس 2012

SAWIRADAN WAA CARUUR GALABTA OO KHAMIIS AH LAGU DHAAWACEY DUQEYN AY GEYSATEY DIYAARADO LAGA LEEYAHAY KENYA

 waa  xasuuqa  dawlada  fuleyda kenya ay ka wado  dalka soomaaliya gaar ahaan gedo iyo jubooyinka
 waxaan aad uga xumaaney  xasuuqa marwelba lagula kaco caruurta soomaaliyeed
 keenya waa ay ka shilaayneysa  xasuuqa ay ka wado  gobolada dalka soomaaliyeed
 illaaheybaa idinku dhaariney  caruurtan ma,shabaabba
 xanuunka  cunugan haayo  mid ka daran  waxaa ku dhici doona caruurta kenya
 waxaan ilaahey uga barineynaa caruurtan masaakinnta ah ee dhaawaca ah inuu illaahey bogsiyo  xanuunkana uyaareeyo
keenyana  waxaa ay ka hesho ayey leedahay 

الثلاثاء، 21 أغسطس 2012

SHARIIF AXMED OO MAANTA SHILAAY IYO WELWEL LA SOO GUDBOONADEY KA DIB MARKII DANTII LAGA LAHAA INTA LAGU GAAREY LAGA ERINEYO VILLA SOMALIA WAA MURUGO

wararka  naga soo gaareyaa  mogadisho ayaa sheegeya in maanta shariif axmed  aad uga welwel san  yahay xaalada adag ee la soo gudboonatey  ka dib markii loo sheegey inuu meel dadeydo  ka dib markii uu dhamaadey   mudadii loo qabtey  sida loo sheegey asga   shariif axmed oo ahaa hogaamiyaha maxkamadahii islaamiga ahaa ee uu asaga  burburiyey ayaa ku biirey  isba heysiga ladagaalanka islaamka  waxaana loo magacaabey waxaa looga yeero dawlada ku meel gaarka xili hore  hada ayaa umuuqada shariif  mid lagu daneystey   hadan daaqada laga tuurey    dadka  ku xeel dheer arimahan ayaa sheegeya in weligeeda dhici jirtey arinta oo kale laga soo bilaabo  maxamed  al calqami gii  holaako   usoo hogaamiyey dilkii  boqorkii  cabaasiyiinta ahaa ee  al mustcasimbilaahi iyo caruurtiisa ka dibna asagana  la diley  arintan oo kale ayaa  cabdullaahi yuusuf  ka dhacdey  warar hoose ayaa sheegeyaa in shariif uu diidey golaha cusub ee baarlamaanka  wara kale ayaa sheegeyaa shariif inuu  lagu canaantey hadalka ka soo yeerey   mahiiga ayaa  qoorta soo qabtey shariif kuna canaantey inuu  ka noqodo  hadalkiisa   

الأحد، 19 أغسطس 2012