الثلاثاء، 21 أغسطس 2012

SHARIIF AXMED OO MAANTA SHILAAY IYO WELWEL LA SOO GUDBOONADEY KA DIB MARKII DANTII LAGA LAHAA INTA LAGU GAAREY LAGA ERINEYO VILLA SOMALIA WAA MURUGO

wararka  naga soo gaareyaa  mogadisho ayaa sheegeya in maanta shariif axmed  aad uga welwel san  yahay xaalada adag ee la soo gudboonatey  ka dib markii loo sheegey inuu meel dadeydo  ka dib markii uu dhamaadey   mudadii loo qabtey  sida loo sheegey asga   shariif axmed oo ahaa hogaamiyaha maxkamadahii islaamiga ahaa ee uu asaga  burburiyey ayaa ku biirey  isba heysiga ladagaalanka islaamka  waxaana loo magacaabey waxaa looga yeero dawlada ku meel gaarka xili hore  hada ayaa umuuqada shariif  mid lagu daneystey   hadan daaqada laga tuurey    dadka  ku xeel dheer arimahan ayaa sheegeya in weligeeda dhici jirtey arinta oo kale laga soo bilaabo  maxamed  al calqami gii  holaako   usoo hogaamiyey dilkii  boqorkii  cabaasiyiinta ahaa ee  al mustcasimbilaahi iyo caruurtiisa ka dibna asagana  la diley  arintan oo kale ayaa  cabdullaahi yuusuf  ka dhacdey  warar hoose ayaa sheegeyaa in shariif uu diidey golaha cusub ee baarlamaanka  wara kale ayaa sheegeyaa shariif inuu  lagu canaantey hadalka ka soo yeerey   mahiiga ayaa  qoorta soo qabtey shariif kuna canaantey inuu  ka noqodo  hadalkiisa