السبت، 26 نوفمبر 2011

DHULBEEREEDKA SOOMAALIYA IYO FURSADAHA GANACSI

dhul beereedka soomaaliya iyo fursadaha ganacsiga laga heli karo dhulka soomaaliyeed waa dhul aad uga wanaagsan beeraha iyo dhaqashada xoolaha nool sida geela lo,da ariga waxaa kaloo mara soomaaliya laba webi webiga shabeele iyo webiga juba soomaaliya waxaa ay ka mid tahay dawladaha uga soo saarka badan muuska waxaana lagu daraa dawladaha nambarka koowaad ka galey soo saarka muuska sidaas daraadeeda waxaan kula telin lahaa dadka soomaaliyeed ee heysta hanti ama lacag in ay beertaan dhulbeereedka dalka kuna beertaan dalaqyada kala gedisan waayo waqtigan waxaa uga qaalisan soomaaliya waa cuntada ka soo go.da dalka sida misgada galeyda iyo sinsinta waxaa kaloo kula telin lahaa dadka awooda in ay wax ka soo saartaan dalka in ay ceelal ka qotaan beeraha soona iibsadaan cagafcagafyo iyo motooro si,aysan usugin roobka keli ah waxaa kaloo loo baahan yahay dad ku heel dheer tacabka beeraha ama ingineero xaga beeraha ku takhasusey waxaa kaloo loo bahan yahay daawooyinka beeraha ee lagula dagaalamo cayayaanka aafeyaa dalaga beerta waxaa kaloo loo baahan yahay shaqaale fara badan si ay howsha beerta udedejiyaan waqtigii looga talagaley waxaa kaloo loo baahan yahay xasaadada ama qalabka lagu gooyo beerta marka lagaaro waqtigii soo go,ayey dalaga

الحكمة اليوم

بسسسسسسسسسم الله الرحمن الرحيم * حكمة اليو /اطلب العلم الى اللحد * افضل جهاد كلمة الحق عند سلطان الجائر *اضحك يضحك معك العالم وابك تبك وحدك **الحق يعلو ولا يعلى علية **

somaliwalalo: IGAD OO ITOOBIYA GOD KU RIDEYSA MAR KALE

somaliwalalo: IGAD OO ITOOBIYA GOD KU RIDEYSA MAR KALE: kooxda isku magacaabey igad ayaa itoobiya umaleegeyaa khinaano halis ah urur ku sheega igad ayaa uga baaqey itoobiya in ay gasho mar kale so...

waxaan fileyaa inuu idin qanciyey webkan waxaan kaloo aad uga faraxasanahay sida aad ula dhacdeen webkan

الجمعة، 25 نوفمبر 2011

IGAD OO ITOOBIYA GOD KU RIDEYSA MAR KALE

kooxda isku magacaabey igad ayaa itoobiya umaleegeyaa khinaano halis ah urur ku sheega igad ayaa uga baaqey itoobiya in ay gasho mar kale soomaaliya hadaba ururka igad godka uu umaleegeyo itoobiya maka soo bixin karaa waayo itoobiya maba awoode keligeeda in ay soomaaliya gasho qarashka ku baxeyaa maleeshiyaadka soomaalida ah xitaa mabixinkarto sidee bey ubixiney mushaarka konton kun ciidan ah waayo itoobiya konton kun ka yer uma soo direyso soomaaliya // waxaa kaloo isweydiin mudan igad miyeysan la,soconin shecebka soomaaliyeed in ay neceb yihiin itoobiya iyo ciidankeeda iyo itoobiya in ay tahay cadowga koowaad soomaaliya

SHIRKII IGAD EE LAGU QABTEY ADIS ABABA EE LOOGA HADLEYEY ARIMAHA SOOMAALIYA

sida aan la socono waxaa ka jira soomaaliya dagaalo udhaxeeya xaqa iyo baadilka ayaa waxaa soo ifbaxeyaa     dhaqaalaha dawladaha afrikada bari ee ku soo duuley soomaaliya in uu hoos udhac weyn laga dareemey ka dib markii ay lugaha la galeen howl iyaga ka weyn   sidaas aawgeeda waxaa laga cabsi qabaa dhaqaalaha dawladahan in uu gebi ahaanba burburi doono hadii ay siiwadaan dagaalka ay ku soo qaadeen soomaaliya  waxaa kaloo looga digey dawladahan aan soo sheegney cawaaqib xumada ka imaan karto fara gelin  soomaaliya  waayo reer galbeedka ayaa hada waxaa siweyn uga qasaareen dagaalkii ay ku qaadeen ciraaq iyo afgaanistaan  sidaas aawgeeda waxaa loomaleyneyaa afrikaanka ku soo duuley soomaaliya in ay ka bixidoonaan soomaaliya iyagoo dhaqaala beeley sidii gaashaanbuurtii  waarsow ee ku soo duuley afgaanistaan iyo tan hada heysta gaashaanbuurta naato oo aad moodo in ay sii daciifeyaan ka dib dagaalkii 10 sano qaatey oo weli socda aanan dhamaaneynin  ilaa hada

WAR DEG DEG AH DHUUSMAREEB OO GASHEY GACANTA SHABAAB

wararka naga soo gaareyaa magaalada dhuusmareeb ee gobalka galguduud ee dalka soomaaliya ayaa sheegeya inuu dagaal ka dhacey maanta  wararka ayaa intaa ku dareyaa magaalada in ay gacan gashey ciidanka shabaab waxaa kaloo la sheegeyaa ururka ahlu suna in ay isga baxeen magaalada lama oga in ay ku soo laabaneyaa iyo in kale waayo marar badan ayaa magaalada waxaa la wareegey alshabaab balse kuma daahin  waxaa kaloo la sheegeyaa shabaab in ay udoonteen dhuusmareeb hub la sheegey in ay ku wereejiyeen itoobiyaanka ururka  ahlu suna maalimo ka hor kasoo looga talagaley in lagu dagaal geliyo ciidanka ahlu suna ee shabaab ka soo horjeeda marar badan ayaa shabaab waxaa ay ka heleen sanaado fara badan ururka ahlu suna ee ka arimeyaa dhuusmareeb iyo caabud waaq      /wixii warar ah ku soo kordha waan idin soo gudbineynaa  inshaa alaahu

somaliwalalo: waxaan la ogeysiineyaa soomaalida ku nool dalka iy...

somaliwalalo: waxaan la ogeysiineyaa soomaalida ku nool dalka iy...: waxaan la ogeysiineyaa soomaalida ku nool dalka iyo dibada in la furey website looga talagaley iibka iyo dacaayadaha hadaba yey ku dhaafin...

waxaan fileyaa inuu idin qanciyey webkan waxaan kaloo aad uga faraxasanahay sida aad ula dhacdeen webkan

الخميس، 24 نوفمبر 2011

بسسسسسسسم الله الرحمان الرحيم

سئل ال شيخ رحمه الله          هل يجوز الاختلاط لرجال بالنساء   اذا  امنت   الفتنة؟       فأجاب : الاختلاط  الرجال بالنساء  ثلاثة حالات  الاولى الاختلاط النساء بمحارمهن من الرجال  وهذا لا اشكال في جوازه   < الثاني  الاختلاط النساء بألاجانب  لغرض الفساد  الفساد  وهاذا  لا اشكال في تحريمه > الثالثة   الاختلاط النساء  بألاجانب  في الدور العلم  والحوانيت  والمكاتب  والمشتفيات  والحفلات  ونحو ذالك  فهذا في الحيقيقة  قد يظن السائل  في بادئ  الأمر  انه  لا يؤدي الى افتتان كل واحد  من النوعين  بالأخر  والكشف  الحقييقة  هذا القسم فإنا نخيب عنه من الطريق  مجمل ومفصل    إما مجمل > فهو أن الله تعالى جبل الرجال على قوة  الميل الى  النساء  وجبل نساء على ميل الرجال  مع وجود  ضعف ولين   فإذا حصل الاختلاط نشأ  عن ذالك  اثارا تؤدي  الى حصول  الغرض السئيئ لأنه  النفوس لأمارة بالسوء والهوى يعمي ويصم  الشيطان يأمر بألفحشاء  والمنكر  /واما مفصل /  فألشريعة مبنية على مقاصد  ووسائلها وررسائل  والمصود  الموصلة اليه لها  حكمه فألنساء مواضيع القضاء وطر الرجال  وقد صد الشارع الابواب  المفيضة الى  تعلق كل فرد من افراد النوعين بالاخر

بسسسسسسسم الله الرحمان الرحيم

السعداء هم من الذين يخافون الله ويتبعون السنة النبي صلى الله عليه وسلم كيثر من الناس اليوم يشتكون من الهموم والغموم بسبب المعاصي والذنوب وكثرت الذنوب تسبب مشاكل عديدة ابرزها مشاكل نفسية التي تؤدي احيانا الى الانتحار لذالك يجب علينا ابتعاد عن كل ما يسبب لنا مشاكل فيجب علينا محافظة صلوات خمس في المسحد مع جماعة ومصاحبة الاخيار والمشايخ وطلبة علم وسماع القران الكريم وابتعاد عن السماع الهو والغوي ومشاهدة قنوات فضائة هابطة المدمرة للبيوت وتفكيك الاسرة المسلمة //ومجاهدة النفس ان نفس لامارة بسو وعدم سماع الاغاني والموسيقى لانه سماع الاغاني والموسيقي محرم شرعا اي واحد عنده شريط موسيقي نطالبه ان يكسر او يرمي في الزبالة /وسسسسسلام عليكم ورحمة الله //أخوكم محب الله ورسوله

TUULADA HOOBISHOOLE IYO NOLOSHA DADKA DEGAN

tuulada hoobishooole waxey ka tirsan tahay tuulooyinka hoostaga gobalka baay   tuulada waxey ujirtaa magaalada baydhabo 28kiilo miitir  waxaana laga xukumaa tuulada martaa jidka isku xiraa  gobolka baay iyo gobolada gedo iyo jubooyinka qaar ee goorisane  dadka degan tuulada hoobishoole waa dad xoolo dhaqato iyo beeraleey ah  tuulada waxaa ay leedahay dhulbeereed aad uweyn oo lagu beerto dalaqyada kala duwan sida misgada galeyda digirta looska sinsinta iyo waxyaabo badan  tuulada hoobishoole waxaa kaloo ay leedahay waro sida warta weyn ee lagu magacaabo buuurfuule iyo warooyin yeryer sida waraha gediislooy danooley shiidooley  mirooyaal iska wax uqabso  tuulada hoobishoole waxaa dega qabiilo aan sidaas ubadneyn sida qabiil sheekhaal iyo qabiilka xariin qabiilka hadame iyo qabiilka waanjeel  tuulada dadka degan waa dad aad ujecel nabada sidaas daraadeeda waxaa ay iskula nooliyhiin nabad iyo walaaltinimo  dadka tuulada hada ku nool waxaa ay ubadan yihiin  dad da,ah waayo dhalintii tuulada waxaa ay aadeen dibadaha si,ay uhelaan nolol ka wanaagsan tii ay ku noolaayeen ///////// qore axmed  mukhtaar aadan /http://www.somaliwalalo.com****** somaliwalalo@hotmail.com

KEENYA OO LABAATAN IYO AFAR SAACADOOD GUDAHEEDA WEYSEY IN KA BADAN 48 ASKARI

dawlada keenya ee ku soo duushey shecebka soomaaliyeed ayaa 24 saac gudahooda ku weysey 48 askari maanta barqadii ayaa waxaa qarax miino ah lala eegtey gaari weyn oo sidey ku dhowaad 60 askari ayaa sababey dhimashada 38 halka kuwa kalena isla maanta galabtii lagu laayey meel udhow xerada qaxootiga dhaadhaab sikastaba ha,ahaate keenya ayaa ka shilaayneysaa duulaankii ay ku soo qaadey shecebka soomaaliyeed

الأربعاء، 23 نوفمبر 2011

منع الاختلاط بين رجال ونساء





روى أبو داود, في سنن البخاري في الكنى بسند يهما عن حمزة بن السيد الانصاري عن ابيه رضي الله عنه أنه سمع النبي صلى الله علية وسلم يقول وهو خارج من المسجد فأجتلط الرجال مع النساء في الطريق فقال النبي صلى الله عليه وسلم استأخرن فإنه ليس لكن ان تحققن الطريق عليكن بحافات الطريق فكانت المراة تصلق بالجدار حتى ان ثوبها ليتعلق بالجدار من لصوقها // هذا لفظ ابي داود قال ابن الاثير في النهاية في الغريب الحديث يحققن الطريق هو ان يركبن حقها وهو وسطها وجه الدلالة // ان رسول الله صلى الله عليه وسلم اذا منعهن الاختتلاط في الطريق لآنه يؤدي الافتتان فكيف يقال بجواز الاختلاط في غير ذالك
waxaan la ogeysiineyaa soomaalida ku nool dalka iyo dibada in la furey  website looga talagaley iibka iyo dacaayadaha hadaba  yey ku dhaafin alaabtaada waxaa lagu xayeysiineyaa lacag la,aan // ..ht://www.somaliwalalo.com
waxaan dooneyaa allada lagu magacaabo brojctor ee lagu weeyneyo shaashadaha kumbuyuutarka  cidii heyso waxaan inooga soo hagaajiney somaliwalalo@hotmail.com
مطلوب جهاز عرض بروجكتر مستعمل  للجادين فقط

somaliwalalo: اسلام عليكم ورحمة الله وَبَرٌ كَاتُهُ اُهَنٍِِنٍكُ...

يا اخوان ابقى جهاز بروجغتر مستعمل اللي عنده يساعدني لاني محتاج جدا وانا مستعد ادفع الفلوس باكاش وسلام عليكم ورحمة ا

الثلاثاء، 22 نوفمبر 2011

somaliwalalo: webka cusub

somaliwalalo: webka cusub: waxaan fileyaa inuu idin qanciyey webkan waxaan kaloo aad uga faraxasanahay sida aad ula dhacdeen webkan waxaan kaloo idin balan qaadeynaa i...

waxaan fileyaa inuu idin qanciyey webkan waxaan kaloo aad uga faraxasanahay sida aad ula dhacdeen webkan

الاثنين، 21 نوفمبر 2011

webka cusub

waxaan fileyaa inuu idin qanciyey webkan waxaan kaloo aad uga faraxasanahay sida aad ula dhacdeen webkan waxaan kaloo idin balan qaadeynaa in aan idin soo gudbino wixii idin qancineyaa

somaliwalalo: dawladaha carabta maxey uga hadli la,yihiin duulaa...

somaliwalalo: dawladaha carabta maxey uga hadli la,yihiin duulaa...: dunida dacaladeeda meelkasta aad ka joogto waxaa hubaal ah inay ku nool yihiin dad muslimiin ah oo kuwo islaamka ku dhashey iyo kuwo soo gal...

...KEENYA OO EEDEYN USOO JEEDISEY WARBAAHINTA ISLAAMIGA EE TAAGEERSAN ALSHABAAB

...DAWLADA KEENYA AYAA WAXAA EEDEYN KULUUL DUSHA KA SAARTEY EEDEYN KULUUL WARBAAHINTA ISLAAMIGA /SIDA AMIIRNUUR NET /SOMALIMEMO.NET.SOMALIMIDNIMO.NET /afhayeenka ciidanka keenyaatiga ah ee soomaaliya ku soo duuley ayaa eedeyn kuluul usoo jeedeyey warbaahinta islaamiga ee taageera alshabaab xili uu si xoowli ah usoconeyo dagaalka ayaa ninka afhayeenka ciidanka keenya ee lagu magacaabo amaanaul waxaa uu cabasho xoogan ka muujiyeywarbaahinta taageera alshabaab asigoo ku timaamey mid fashil ukeeneysa ciidanka keenyaatiga ka dagaalama soomaaliya waxaa kaloo uu amaan usoo jeediyey warbaahinta dabadhilifka ah sida shabeele barkulan soomaaliweyn miiisaanka raadiyo mogadisho

الأحد، 20 نوفمبر 2011

TUULADA HOOBISHOOLE AYAA WAXAA LAGU DHAAWACEY DAAHIR XAAJI CABDULE

wararka aan ka heleyno tuulada hoobishoole ayaa sheegeyaa in lagu dhaawacey halkaas daahir cabdule waxaana la sheegeyaa inuu khilaaf dhaxmarey daahir cabdule maxamed nuur iyo daahir aadan axmed guudle  oo sababey inuu soo gaaro daahir cabdule dhaawac culus oo ka dhashey mindi iyo xabado dhoor ah  daahir cabdule ayaa la dhigey cusbitaalka baydhabo halka daahir aadan axmed guudle la dhigey xabsiga baydhabo waxaa laga yaaba daahir aadan in lagu xukumo toogasho hadii uu dhinto daahir cabdule waayo wilaayaatka baay iyo bakool waxaa lagu xukumaa shareecada islaamka sikastaba ha,ahaate daahir axmed ayaa sugeeyaa maxakamad caadil ah ///////  ht://www.somaliwalalo.com

ALSHABAAB OO GUBEY MARKAB DAGAAL OO AY LEEDAHAY DAWLADA KEENYA ...

..WARARAKA NAGA SOO GAAREYAA XEEBAHA JUBOOYINKA AYAA SHEEGEYAA IN MAANTA LAGA GUBEY KEENYA MARKAB DAGAAL /// ciidanka bada ee xarakada alshabaab ayaa maanta gubey markab dagaal oo ay lahaayeen ciidan bada keenya markabka ayaa la sheegey gebi ahaanba inuu gubtey ka dib markii ay ku garaaceen sawaariig ciidanka bada xarakada shabaab wararka ayaa intaa ku dareyaa markabka lagubey in ay saaranaayeen ciimadamo mariinis ah waxaana la sheegeyaa ciidankii saarnaa in ay ku dhinteen markabka dhexdiisa ciidanka shabaab oo wata doomanka dheereyaa ayaa goordhow ku guuleystey in ay gubaan markabka dagaal kaasoo ku sugnaa meel lagu magacaabo xeebta kudha ee jubada hoose

السبت، 19 نوفمبر 2011

wekilekis oo war bixn ka qorey duulaanka keenya ay ku soo qaadey soomaaliya

warageyska ku caan baxey soo bandhigida faiixooyinka dawladaha ayaa waxaa uu soo saarey warbixin  ku saabsan duulaanka keenya ay ku soo qaadey soomaaliya wargeyska ama websitka wekilikes ayaa waxaa uu sheegey in dowlada mareykanka ay ku fikireysey in mudo ah in ay in ay duulaan ku qaado soomaaliya kaasi oo kaga soo horjeedo xarakada alshabaab wikilikis oo looga bartey inuu keediyo dukumeendiyo soo bandhigo sirta sida qarsoodiga ah uwada gaaraan madaxda caalamka ayaa sheegey in mareykanaka uu ku dhiiri gelineyey in ay eegto dawlada keenya suurgal ahaansha  waxaa ka dhalankara weerarka ay ku qaadey koonfurta soomaaliya keenya oo bil ka hor duulaan ku soo qaadey soomaaliya ayaa ku doodey in ay ka hortageyso weerar lagu soo qaadey wadankeeda oo lagu soo afduubey dad dalxiisiyaal ah oo ajaanib ah hase ahaate wikilikis ayaa sheegey keenya in ay ku hemisey laba sano ka hor in ay weerar ku qaado gobolada jubada si ay ula wereegto dekada weyn ee kismaayo ee xaruunta jubada hoose masuuliyiin ka tirsan dawlada mareykanka  ayaa la kulmey masuuliyiin katirsan dawlada keenya aya lagula teliyey in ay tababaraan ciidamo soomaali ah si ay uga difaacaan xuduudooda  isla markaana aysan ku degdegin weerar  lugta ah ciidamada keenya in ay ku galaan koonfurta wadanka soomaaliya  wiikilikis ayaa inta ku darey  kaaliyaha arimaha dibada dawlada mareykanka ee qaarada afrika  john carson ayaa  usheegey wasiirka arimaha dibada keenya inuu ka cabsi qabo in ay hoowsha ku adkaato sida ay umaleyneyso dawlada keenya weerar ay ku qaado wadanka soomaaliya sidoo kale dawlada mareykanka ayaa ujeedisey dawlada keenya in ay sameyso maamul gobaleed iyada ay maamusho kaasoo ciidankooda oodxir  unoqoneyaa xadka ay la wadaagto soomaaliya wiikiliikis ayaa ayaa inuu la kulmey  kaaliyaha arimaha dibada mareykanaka ee uqaabilsan qaarada afrika wasiirka arimaha dibada keenya natiijada ka soo baxdey ayaa noqotey in la tababaro ciidamo gaareyaa 2000 askari iyo dawlada keenya in ay sameyso maamulgoboleed ay ubixisey jubaland kaasi oo keenya xiligaasi ay aqbashey

somaliwalalo: somaliwalalo: hambaliyada ciidul alfidiri

somaliwalalo: somaliwalalo: hambaliyada ciidul alfidiri: somaliwalalo: hambaliyada ciidul alfidiri : htt:/www.algedo.com

dawladaha carabta maxey uga hadli la,yihiin duulaanka keenya ee soomaaliya

dunida dacaladeeda meelkasta aad ka joogto waxaa hubaal ah inay ku nool yihiin dad muslimiin ah oo kuwo islaamka ku dhashey iyo kuwo soo galey diinta islaamka ka dib markii illaah qalbigoodu uu ku duwey in ay qabsadaan xariga alaah oo looga badbaadineyo ciqaabtiisa laguna rajeyneyo raali ahaanshihiisa caalamka ka hadleyno oo ay kuwada nool yihiin

الجمعة، 18 نوفمبر 2011

ciidanka amisoom oo iska soo duubey filim ay kaga cabaneyaan shiisyahanada alshabaab

iyadoo al lakulmeyaan dagaalo ayaa ciidan ka afrikaanka ee xamar jooga waxaa ay iska soo duubeeen filim ay kaga cabaneyaan shiish yahanada xarakada  alshabaab  waxaa barta internetka lagu  baahiyey filmkaas waxaana ay udiraan filimka hayada bani,aadanimada ee qaramada madoobey oo ay kaga cabaneyaan dhibaatada soomaaliya ku heysta iyo xaaladaha adag ee ay ku shaqeeyaan ciidanka afrikaanka ee xamar jooga /haweeneyda ka tirsaneydi ciidanka afrikaanka mogdisho jooga ayaa waxaa ay sheegey in ay dhibaato ku joogtey xamar haweeneydaas ayaa waxaa laga soo duubey filim iyadoo cabaadeysaa ka markii  ay haleeshey rasaas xoogan oo uga timid shiishyahanada shabaab  haweeneydaas ayaa waxaa ay sheegtey in ay ku weysey dagaalada xamar saaxibo badan  waxaana ay ka sheekeysey dhibka ay ku joogaan xamar iyo xaaladaha adag ay ku shaqeeyaan haweeneydaas ayaa waxey tiri maharsano habeen iyo maalin cabsi ayaan k jirnaa marwelba waxaana isleenahay goormaa ayaa  dagaal la,idnku soo qaadeyaa  ayaan ku jirnaa

somaliwalalo: somaliwalalo: somaliwalalo: hambaliyada ciidul alf...

الاثنين، 14 نوفمبر 2011

somaliwalalo: hambaliyada ciidul alfidiri

ogeysiis waxaa hawada soo galey web cusub oo lagu magacaabo /htt://www.somaliwalalo.net

dulaankii keenya ma,guleystey

htt://www.somaliwalalo.blogspot.com

somaliwalalo: waxaan salaameyaa dhamaan dadka soomaaliyeed gaar ...

somaliwalalo: waxaan salaameyaa dhamaan dadka soomaaliyeed gaar ...: waxaan salaameyaa dhamaan dadka soomaaliyeed gaar ahaan kuwa soomaaliya jooga

warar hordhac ayaa sheegeyaa dagaal taabta ka socda iyo babuur keenya laga gubey ...

TAABTA warar horhdaca ayaa laga heleyaa dagaal ka dhacey taabta waxaa jidka loo galey kolonyo baabuur ciidanka keenya ay wateen warar hordhaca ah ee warbaahinta islaamiga ku soo ayaa tibaaxeyaa in baabuur laga gubey ciidanka ku soo duuley soomaaliya weeraradan ayaa ku soo aadeyaa xili ay sheegeen saraakisha keenya in ay dagaalo lagaleen xarakada shabab almujaahidiin in khasaaro lixaad leh ka soo gaarey asbuucan gudihiisa waxaa kaloo la sheegeyaa in ciidanka keenya uu soo dhaafi waa yey xaduudaha sabab badan aawgeeda iyo cabsi ay ka qabaan in gud ku dhacaan ama go,odoomaan warar kale oo aan ka helney dhanka gedo ayaa sheegeya in xaley sagdi dhexe dagaal xoogan lagu qaadey saldhigyo ay ku lahaayeen ciidanka keenya degmada ceelwaaq waxaa ay sheegeen dad goob joog ahaa in ay arkeen ciidanka shabaab oo daabulaneyaa wixii hub iyo sanaado militeri ahaa oo yaaley saldhigaas ka dibna waxey ku soo noqdeen halkii ay howlgalka ka soo qaadeen isku soo wada duuduubo duulanka keenya ayaa ku fashilmey maalimo gudahooda

الأحد، 13 نوفمبر 2011

wadada keenya oo ubaneyey askartooda in ay dilaan dadka soomaalida iyagoo ku gubaabiyey askartooda kuna yiri ninkii dilo hal qof soomaali denbidhaaf a

wadaada keenya ee heysta diinta nasaarada ayaa waxaa ay uga baaqeen ciidankoodi duulanka ku ah soomaliya in ay dilaan qofkasta oo soomali ka dib markii ay soo dhigeen barta facebookaga halku dhig looga magaca darey kiil one somali god geve you ever oo macnaheedu yahay dila hal qof soomaali ah ilaahey danbigaaga ayuu dhaafeyaa marka waxaa cadaatey in ciidanka keenya uu yahay ciidan difaaceyaa diinta nasaarada sidaas daraadeeda soomaalida waxaa waajib ku ah in ay diintooda difaacaan kana hortagaan dulmiga gaalada keenya ay ku soo gashey dhulkeena gaar ahaan qeybo ka  mid ah jubooyinka waxaa kalooo soomaalida looga baaqeya in ay difaacaan dalkooda oo lagu soo xadgudbey iyo keenya oo damaca uga jira dalka soomaaliyeed sidaas daraadeeda waxaa loo baahan yahay soomaaalida inay xil iska saaraan difaaca diinta dalka oo lagu soo duuley waxaa kaloo laga codsaneyaa dhaaman dhalanyarada soomaaliyeed meeelwelba ay joogaan in ay ka qeybqaataan dagaalka looga soo horjeedo keenya iyo dhamaan dawladaha xadgudubka ku  haaya shecebka iyo dalka soomaaliyeed

السبت، 12 نوفمبر 2011

askar faransiis ah ayaa ku geeridyoodey diyaarad ku soo dhacdey dalka soomaaliya

tv,ga laga leeyahay dalka oo soo xiganeyey  captain ka tirsan ciidamada dkg soomaaliya oo magaciisa lagu soo gaabiyey sabriye ayaa sheegey in mid ka mid ah diyaaradaha qumaatiga ukaca ee laga leeyahay dalka faransiiska ayaa ku burburtey meel waxooga ka fog dekada weyn ee kismaayo diyaaradan oo ka soo kacdey markab dagaal oo laga leeyahay dalka faransiiska ayaa kaasi oo kus  sugan xeebaha soomaaliya ayaa la sheegey in ay uburburtey sababo la xiriira cimilada oo xumeydi iyo dab ka  kacey gudaha diyaarada helekobterka ah sagaal ruux oo uu ku jirey sarkaal ka tirsan ciidanka bada faransa ayaa la sheegey in ay ku nafwaayeen diyaarada burburtey diyaaradan laga leeyahay dalka faransiiska ay waxaa ay soo dhacdey shaley jimcihii gelinkii danbe xili ay mareysey meel udhexeysey magaalada kudha iyo kismaayo sida laga soo xigtey sarkaalkan soomaaliga ah oo ka barbar dagaalameyaa ciidanka keenya iyo faransiiska oo taageero ka heleyaa sikastaba ha,ahaate daba yaaqadii bishii  octoobera aan soo dhaafney ayaa afhayeen uhadley mileteriga faransa uu sheegey in ay in ay baaris kaalmo ufidneyso ciidanka keenya ee ka soo gudbey xad beeneedka ay la wadaagto soomaaliya

keedkii hubka amisoom oo vila soomaaliya ku gubtey

khasaare baaxad leh ayaa ka soo gaarey  ciidanka amisoom qarax xoog leh oo xaley ka dhacey villa soomaaliya oo ay degan yihiin saraakiisha ciidanka shisheeye iyo kuwa soomaalida ka dib markii uu qabsatey dab xoog leh oo aan la.ogeeyn ilaa hada waxaa uu ka dhashey balse waxaa ay xaqiijiyeen saraakiil ku sugan villada inuu gubtey gebi ahaanba hub fara badan oo halkaas uga keedsanaa ciidanka shesheeye wararkii uga danbeyey ayaa sheegeyaa in ciidanka amisoom isku geddaameen  villada si ay uqariyaan khasaarahooda

halkuu ku danbeyey duulaankii keeyna ay ku soo gashey qeybo ka mid ah jubada hoose

waxaa guul daro weyn ku soo dhamaadey duulaankii keenya ay ku soo gashey qqeybo ka mid ah jubooyinka sida ay soo sheegeyaan weriyaal ku sugan furumaha dagaalka ee deegaano hoos taga dhoobley ayaa sheegeyaa in ay ciidanka keenya usuura galiweysey khamiistii la soo dhaafey in ay jiiraan difaaciyada alshabaab dagaal ka dhacey meesha looyaqaan waraha ayaa ciidanka keenya waxaa looga gubey baabuur sdoo kale waxaa looga diley ciidan fara badan   ka dib markii ciidanka keenya  dagaal dhaba gal ah lagu qaadey ayaa waxaa halkaas ka dhacey dagaal faraha looga gubtey dagaalkaas ayaa waxaa uu socdey mudo nusaac ah  ka dib waxaa dib uga gurtey halkaas ciidanka keenya oo markiisa horeba ka yimid dhanka taabta xaalada goobaha dagaalada ayaa hada laga dereemeyaa degenaansho aan sidaas ubuurneyn walaw ay jiraan dhaqdhaaqiyo ciidan oo ay wadaan alshabaab  boqolaal ka tirsan ciidanka shabaab iyo dad mutadawaciin ah ayaa halkaas ku sugan waxaana ay sugeeyaan dagaalka kama danbeyska ah kaasoo keenya ku lagu jebineyo

somaliwalalo: somaliwalalo: somaliwalalo:

somaliwalalo: somaliwalalo: somaliwalalo:: somaliwalalo: somaliwalalo: : w somaliwalalo:

الجمعة، 11 نوفمبر 2011

war deg ged ah

wararka naga soo gaareyaa mogadisho ayaa sheegeyaa inuu caawa dabka kacey xruun hub badan uga keedsanaa dkg soomaaliya  dadka ka agdhow guriga raysalwasaare gaas ayaa sheegeyaa in ay arkeen holac iyo qiiq fara badan oo ka soo baxeyaa xaruuntaas waxaa kaloo laga yaabaa dabka inuu saameyn weyn ku yeesho xaruumo kale oo dawlada ay ku leedhay halkaas saraakiisha dawlada ayaa aad uga xowlan sidii ay udamin lahaayeen  inkastoo  meesha dabka ka cey ay tahay meel halis ayna adag tahay daminteeda 

somaliwalalo: somaliwalalo: somaliwalalo: hambaliyada ciidul alf...

somaliwalalo: somaliwalalo: somaliwalalo: hambaliyada ciidul alf...: somaliwalalo: somaliwalalo: hambaliyada ciidul alfidiri : somaliwalalo: hambaliyada ciidul alfidiri : htt:/www.algedo.com

somaliwalalo: somaliwalalo: somaliwalalo: hambaliyada ciidul alf...

somaliwalalo: somaliwalalo: somaliwalalo: hambaliyada ciidul alf...: somaliwalalo: somaliwalalo: hambaliyada ciidul alfidiri : somaliwalalo: hambaliyada ciidul alfidiri : htt:/www.algedo.com

somaliwalalo: somaliwalalo: hambaliyada ciidul alfidiri

somaliwalalo: somaliwalalo: hambaliyada ciidul alfidiri: somaliwalalo: hambaliyada ciidul alfidiri : htt:/www.algedo.com

somaliwalalo: somaliwalalo: hambaliyada ciidul alfidiri

somaliwalalo: somaliwalalo: hambaliyada ciidul alfidiri: somaliwalalo: hambaliyada ciidul alfidiri : htt:/www.algedo.com

الخميس، 10 نوفمبر 2011

اسلام عليكم ورحمة الله وَبَرٌ كَاتُهُ اُهَنٍِِنٍكُمٌ عِيٌدث اَضٌحَىٌ  اَلٌمُبَارَكٌ  وَاَقُوٌلَكُمٌ  كُلُ عَامٍ وَاَنٌتُمٌ بِاَلٌجَيٌر  اخوكم من الصومال  يهنيكم بمناسبة عيد الاضحى المبارك

somaliwalalo: somaliwalalo:

nolasha qofka bani,aadamka waxaa  uu la kulemeyo marka naftiisa halaageyo horta runtii xayaatada ama nolosha waa wax qaali ah oo aan laheli karin hadii mar lawaayo marka qofka bani,aadamka waxaa looga baahan yahay inuu naftiisa halaagin waxaa soo batey zemankan aan ku jirno dad badan oo naftooda ka dhigey suuqa laga soo iibsan karo  marka lawaayo  waxaan wada ogsoonahay in dad badan ay tahariib ugalaan si ay nolol wanaagsan uga helaan  dalalka  ay u tahriibeyaan taasina bedelkeeda ay lakulmaan dhibaatooyin fara badan oo ay ka mid yihiin dil dhac kufsi iyo xarig 

somaliwalalo:

الأربعاء، 9 نوفمبر 2011

ogeysiis waxaa hawada soo galey web cusub ...

...asalaama caleykum waxaa la.ogeysiineyaa soomaalida ku nool dalka iyo dibadaba inuu soo galey web cusub oo lagu magacaabo //somaliwalalo// waxaana uunoqoneyaa website uga horeyaa oo soomaaliya oo ka hadla arimo aan weligooda soomaaliya lagu hadlin qaasatan dhibaatada ku heysta dhalinta soomaaliyed qurbaha iyo sidaii ay uga bixilahaayeen dhaatadan iyo xog uruurin laga soo qaadey dhalinta dhibaatada ku heystada qurbaha /webka //waa /htt://www,somaliwalalo.com

sida looga ciidey caalamka islaamka /12/10/1432h

waxaa sifiicaan looga ciidey caalamka islaamka  gaar ahaan geeska afrika gaar ahaan soomaaliya waxaa si isku wada mid ah uciidey dhamaan umada soomaaliya ciidul adxa  waxaa ka mid ahaa meelaha sida weyn looga ciidey gobolada koonfur soomaaliya gaar ahaan magaalada  caasimada ah mogadisho iyo magaalooyinka kale  sida magaalada xeebta ah ee kismaayo iyo magaalooyin kale sida magaalada baydhabo waxaa kaloo sanadkan la ciidey soomaalida  dawladaha afrika gaar ahaan jabuuti iyo keenya iyo itoobiya  tanzaaniya   sanadahii la soo dhaafey waxaa ka jirey khilaaf  xaga ciidaha oo udhaxeeya kooxha ku loolama siyaasada soomaaliya gaar ahaan alshabaab iyo ahlu suna waljamaaca

somaliwalalo: waxaan salaameyaa dhamaan dadka soomaaliyeed gaar ...

somaliwalalo: waxaan salaameyaa dhamaan dadka soomaaliyeed gaar ...: waxaan salaameyaa dhamaan dadka soomaaliyeed gaar ahaan kuwa soomaaliya jooga kuwa jooga somaaliya waxaan leeyahay ciidan ciideeda ilaahey nabad haidinku gaarsiiyo waxaan kaloo ilaahey uga barineyaa inuu ka qaado dhibaatada ku habsatey umadan mudada 20sano ah waxaan kaloo baaq ujeedineynaa dhamaan kooxaha ku dagaalka iskula jira in ay miiska wada hadalka fadhiistaan si loo badbaadiyo dadkan dhibaatada iyo dagaalada ay aafeyeen

somaliwalalo: hambaliyada ciidul alfidiri