السبت، 12 نوفمبر 2011

askar faransiis ah ayaa ku geeridyoodey diyaarad ku soo dhacdey dalka soomaaliya

tv,ga laga leeyahay dalka oo soo xiganeyey  captain ka tirsan ciidamada dkg soomaaliya oo magaciisa lagu soo gaabiyey sabriye ayaa sheegey in mid ka mid ah diyaaradaha qumaatiga ukaca ee laga leeyahay dalka faransiiska ayaa ku burburtey meel waxooga ka fog dekada weyn ee kismaayo diyaaradan oo ka soo kacdey markab dagaal oo laga leeyahay dalka faransiiska ayaa kaasi oo kus  sugan xeebaha soomaaliya ayaa la sheegey in ay uburburtey sababo la xiriira cimilada oo xumeydi iyo dab ka  kacey gudaha diyaarada helekobterka ah sagaal ruux oo uu ku jirey sarkaal ka tirsan ciidanka bada faransa ayaa la sheegey in ay ku nafwaayeen diyaarada burburtey diyaaradan laga leeyahay dalka faransiiska ay waxaa ay soo dhacdey shaley jimcihii gelinkii danbe xili ay mareysey meel udhexeysey magaalada kudha iyo kismaayo sida laga soo xigtey sarkaalkan soomaaliga ah oo ka barbar dagaalameyaa ciidanka keenya iyo faransiiska oo taageero ka heleyaa sikastaba ha,ahaate daba yaaqadii bishii  octoobera aan soo dhaafney ayaa afhayeen uhadley mileteriga faransa uu sheegey in ay in ay baaris kaalmo ufidneyso ciidanka keenya ee ka soo gudbey xad beeneedka ay la wadaagto soomaaliya

keedkii hubka amisoom oo vila soomaaliya ku gubtey

khasaare baaxad leh ayaa ka soo gaarey  ciidanka amisoom qarax xoog leh oo xaley ka dhacey villa soomaaliya oo ay degan yihiin saraakiisha ciidanka shisheeye iyo kuwa soomaalida ka dib markii uu qabsatey dab xoog leh oo aan la.ogeeyn ilaa hada waxaa uu ka dhashey balse waxaa ay xaqiijiyeen saraakiil ku sugan villada inuu gubtey gebi ahaanba hub fara badan oo halkaas uga keedsanaa ciidanka shesheeye wararkii uga danbeyey ayaa sheegeyaa in ciidanka amisoom isku geddaameen  villada si ay uqariyaan khasaarahooda

halkuu ku danbeyey duulaankii keeyna ay ku soo gashey qeybo ka mid ah jubada hoose

waxaa guul daro weyn ku soo dhamaadey duulaankii keenya ay ku soo gashey qqeybo ka mid ah jubooyinka sida ay soo sheegeyaan weriyaal ku sugan furumaha dagaalka ee deegaano hoos taga dhoobley ayaa sheegeyaa in ay ciidanka keenya usuura galiweysey khamiistii la soo dhaafey in ay jiiraan difaaciyada alshabaab dagaal ka dhacey meesha looyaqaan waraha ayaa ciidanka keenya waxaa looga gubey baabuur sdoo kale waxaa looga diley ciidan fara badan   ka dib markii ciidanka keenya  dagaal dhaba gal ah lagu qaadey ayaa waxaa halkaas ka dhacey dagaal faraha looga gubtey dagaalkaas ayaa waxaa uu socdey mudo nusaac ah  ka dib waxaa dib uga gurtey halkaas ciidanka keenya oo markiisa horeba ka yimid dhanka taabta xaalada goobaha dagaalada ayaa hada laga dereemeyaa degenaansho aan sidaas ubuurneyn walaw ay jiraan dhaqdhaaqiyo ciidan oo ay wadaan alshabaab  boqolaal ka tirsan ciidanka shabaab iyo dad mutadawaciin ah ayaa halkaas ku sugan waxaana ay sugeeyaan dagaalka kama danbeyska ah kaasoo keenya ku lagu jebineyo

somaliwalalo: somaliwalalo: somaliwalalo:

somaliwalalo: somaliwalalo: somaliwalalo:: somaliwalalo: somaliwalalo: : w somaliwalalo: