السبت، 26 نوفمبر 2011

DHULBEEREEDKA SOOMAALIYA IYO FURSADAHA GANACSI

dhul beereedka soomaaliya iyo fursadaha ganacsiga laga heli karo dhulka soomaaliyeed waa dhul aad uga wanaagsan beeraha iyo dhaqashada xoolaha nool sida geela lo,da ariga waxaa kaloo mara soomaaliya laba webi webiga shabeele iyo webiga juba soomaaliya waxaa ay ka mid tahay dawladaha uga soo saarka badan muuska waxaana lagu daraa dawladaha nambarka koowaad ka galey soo saarka muuska sidaas daraadeeda waxaan kula telin lahaa dadka soomaaliyeed ee heysta hanti ama lacag in ay beertaan dhulbeereedka dalka kuna beertaan dalaqyada kala gedisan waayo waqtigan waxaa uga qaalisan soomaaliya waa cuntada ka soo go.da dalka sida misgada galeyda iyo sinsinta waxaa kaloo kula telin lahaa dadka awooda in ay wax ka soo saartaan dalka in ay ceelal ka qotaan beeraha soona iibsadaan cagafcagafyo iyo motooro si,aysan usugin roobka keli ah waxaa kaloo loo baahan yahay dad ku heel dheer tacabka beeraha ama ingineero xaga beeraha ku takhasusey waxaa kaloo loo bahan yahay daawooyinka beeraha ee lagula dagaalamo cayayaanka aafeyaa dalaga beerta waxaa kaloo loo baahan yahay shaqaale fara badan si ay howsha beerta udedejiyaan waqtigii looga talagaley waxaa kaloo loo baahan yahay xasaadada ama qalabka lagu gooyo beerta marka lagaaro waqtigii soo go,ayey dalaga

الحكمة اليوم

بسسسسسسسسسم الله الرحمن الرحيم * حكمة اليو /اطلب العلم الى اللحد * افضل جهاد كلمة الحق عند سلطان الجائر *اضحك يضحك معك العالم وابك تبك وحدك **الحق يعلو ولا يعلى علية **

somaliwalalo: IGAD OO ITOOBIYA GOD KU RIDEYSA MAR KALE

somaliwalalo: IGAD OO ITOOBIYA GOD KU RIDEYSA MAR KALE: kooxda isku magacaabey igad ayaa itoobiya umaleegeyaa khinaano halis ah urur ku sheega igad ayaa uga baaqey itoobiya in ay gasho mar kale so...

waxaan fileyaa inuu idin qanciyey webkan waxaan kaloo aad uga faraxasanahay sida aad ula dhacdeen webkan