الأحد، 1 يناير 2012

DUQEYNTII KEENYA KA GEYSATEY SOOMAALIYA OO WELI LA CANBAAREYNEYAA

waxaa isoo tareyaa canbaareynta loo jeedineyo dawlada keenya oo duqeyn fuleynimo ah ka geeysatey gobolada koonfur soomaaliya gaar ahaan juba iyo gedo  odeyaal iyo wax garad ka soo geeda asal ahaan gobolada gedo iyo jubo ayaa canbareyn dusha uga tuurey dawlada keenya oo xasuuqey dad maato ahaa lagu weerarey guryahoodi  waxaa kaloo laga deerineyaa  xaalada dadkii dhaawaca ahaa ee lagu laayey gobolada juba iyo gedo gaar ahaan tuulada hoosingow ee juba   hadaba edeeynta ayaa ku soo aadey xili dawlada nasaarada itoobiya ku soo duushey magaalada beledweyne ee gobolka hiiraan  waxaa muuqada odeyaasha iyo aqoonyahanada iyo wax garadka soomaaliyeed in ay ka biyo diideen faragelinta shisheeye ee isoo tareysaa maalinba maalinta  ka danbeeysa  isku soo wada duuduubo   lama oga dawlada  keenya in ay joojin doonto duqeynta  iyo in kale

GABAR MUSLIMAD SOOMAALI AH OO ITOOBIYAAN TOOGTEY IYADOO ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR KU HEYSO

gabar soomaaliyeed oo beledweyne lagu toogtey  iyadoo takbiirsaneysaa ka dib markii ay aragtey ciidan nasaara itoobiyaan  waxaa kaloo beledweyne laga mamnuucey dumarka xijaabka sita  /waxaa halkaa ka cad duulaanka itoobiya inuu yahay mid ku saleysan la dagaalanka  islaamka

MAGAALADA BELEDWEYENE ITOOBIYAAN KU SOO DUULEY IYO SOOMAALI KU FARXEY

beledweyne ayaa waxaa ku soo duuley xabasho iyo soomaali ku faraxasan  wax ka dheh  adigoo ka dhiibaneyaa fikirkaaga iyo sababta soomaalida qaar ay gaalada ujecel yihiin

ITOOBIYA OO QABRIGEEDA GACANTEEDA KU QODANEYSAA KA DIB GELITAANKII BALEDWEYNE ...

dawlada nasaarada itoobiya ayaa waxaa ay biloowdey dagaal ay ku jabi doonto inshaa alaahu waxaa ay soo gashey shaley baledweyne oo aheydi magaalo dadka ku dhaqan ay ku noolaayeen nabad iyo kheyr hadaba maxey tahay sababta itoobiya ay udooneyso in ay soomaaliya soo gasho mar labaad jawaabtu waxaa weeye itoobiya waxaa ay dooney in ay xasuuq iyo barakicin ka geysato soomaaliya wax kale kama dooneyso soomaaliya waana ogyihiin itobiyaanka in soomaaliya lagu xukumi karin qori caaradiisa waxaa kaloo ay ogyihiin dhibaatadii ka soo gaartey dagaalkii muqaawamadii waana yagaanaan musabiida ku qabsatey wadooyinka isku xira hiiraan iyo mogdisho marka lagama yaabo in ay isku aaminaan mar labaad wadooyinkaas dhaadheer hoodka ah iyo waa ay yagaanaan dhibaatadii ku qabsatey wadada isku xirta baay iyo banaadir iyo dhibaatadii ku qabsatey wadada isku xirta baay iyo luuq marka lama fileyo in ay beledweyne soo dhaafaan suaasha labaad waxaa weeye majoogi kartaa itoobiya beledweyne jawaabtu waa maya waayo xabsha uma adkeysan karto dagaal casaabaad habeen ah iyo qaraxyo jidadka laguala eegto