الأحد، 17 يونيو 2012

DAAWO QURUXDA DHULKAAGA HOOYO WAA BEERAHA DEGMADA JANAA

 dalkeena hooyo waa hodan laakiin dadkeena ayaa doqon ah  waxaan aad ula dhacey quruxda dhulkeena iyo sida aanu nahay maant waayo dadka soomaaliyeed waxaa ay gaajo iyo haraad uga dhimaneyaan dhulalka saxrooyinka sida khaleejka carabta iyo galbeedka afrika sida liibya iyo meelo kale

 balfiirso biyaha webiga soomaaliyeed waxaan kula telinlahaa dadka soomaaliyeed in ay maalgashadaan dhulka kooda sida beeraha iyo xoolaha maanta soomaaliya uma baahan shidaal iyo waxyaabo kale waxaa ku filan dadka soomaaliyeed dhulbeereedka baahada weyn ee dalkeena iyo biyaha webiyada ilaahey nagu maneystey  waa dahab biyaha maanta caalaamka maanta dagaa;l waxaa ka taagan biyo la,aan








XUUQDA NASHARKA WAXAA ISKA LEH SHABAKADA ISLAAMIGA EE AMIIRNUUR COM