السبت، 1 سبتمبر 2012

ADOONKA KEENYA AY U XILSAARTEY BEENTA LAGA SHEEGO DADKA MUSLIMIINTA IYO ISKU DIRKA IYO XZSUUA DDADKA SOOMAALIYEED EE LAGU MAGACAABO JIRJIR AYAA WAXAKAKA MUSLIMKA AYAA WAXAA UU EDDEYNYN USOO JEEDIYE BEEESHA MAREEXAAN

adoonka lagu magacaabo jirjir ayaa ku cabaatey in beesha mareexaan ay ka diidey  in ay soo galaan magaalada kismaayo  waxaa uu ku cabaadey adoonka  in beesha mareexaan ay difaaceyso  kismaayo ilaa  askariga uga danbeeya  adoonka ayaa waxaa uu sheegey  in beelaha kale ay iyaga la safan yihiin arintaas oo been ah sal iyo raadna mid laheyn  shaley ayaa keenya waxaa laga diley 120 askari afar diyaaradoodna waa laga soo ridey   ka dib dagaal qaatey 11 saacadood  wararka jubooyinka laga heleyo ayaa sheegeyaa in ciidanka  adoonta keenya iyo maleeshiyaadaka dabadhilifka uah laga saarey magaalada  afmadoow  arintasoo walaac ka muujiyeen ciidanka calooshada ushaqeystiyaasha  adoonta keenya