الاثنين، 2 يناير 2012

CARUURTA SOOMAALIYEED GAAYSAN OON WELI DIINTOODA HEYSTA

CIIDANKA ITOOBIYA EE DUULAANKA KU AH BELEDWEYNE OO SOO WAJAHADEY CABSI XOOGAAN KA DIB MARKII AY KA WARHELEEN KUMUNAAN CIIDAN OO SHABAAB IN AY KU SOO WAJAHAN YIHIIN HIIRAAN

ciidamada itoobiya ee xooga ku soo galey beledweyne ayaa hada la sheegeyaa in ay soo wajahdey cabsi xoogan ka dib markii ay ka warheleen kumunaan ciidan oo shabaab ka tirsan  dadka la socda ciidanka axmaarrada ayaa sheegeyaa itoobiyaanka in ay cabsi weyn ka muujiyeen joogitaanka beledweyne  waxaa ay ka  cabsi qabaan inuu ka dhaco beledweyne dagaal ay ku go,odoomaan  dadka siyaasada dagaalka ku heel dheer ayaa sheegeyaa shabaab in ay abood uleeyihiin in ay ciidanka itoobiya afka ciida uga daraan waxaa kaloo la sheegeyaa ciidanka itoobiya in ay isku aamini waayeen dadka muslimiinta reer beledweyene  sidaas daraadeeda waxaa ay ka fikireyaan sidii maleeshiyaadka soomaalida ah ee la socoda itoobiya in ay ku wereejiyaan beledweyne ka dibna ay ku noqodaan halka ay ka yimaadeen iyagoo marmarsiimo ka dhiganeyaa oo leh waxaan uqabaney beledweyne dawlada soomaaliya ka dibana maleeshiyaadka  iyo alshabaab faraha isaaraan sidaasna gacantooda uga baxdo maleeshiyaadka iyo ciidanka axmaarada ee ku soo duuley gobolka