الخميس، 5 يناير 2012

MADAXDA WILAAYAATKA JUBOOYINKA OO DAGAAL JIHAADKA AH HOR KACEYAA

xili ay dagaalo adag oo looga soo horjeedo adoonta keenya ay ka soconeyaan ayaa waxaa ilo muhiim ah ay sheegeyaa amiirada wilaayada islaamiga juba in ay hor ka ceyaan ciidanka militeriga shabaab ee jubooyinka dagaalameyaa  waxaa kaloo la sheegeyaa keenya iyo malwwshiyadii axmed madoobe in ay ku jahwareeren dagaalka aan dhamaadka leheyn ee ka socda juba iyo dhaba galada aan joogsaneynin ee lagu halaageyo gaalada iyo  maleeshiyaadka gaalo raaca ah