الأحد، 19 أغسطس 2012

SIDA LOOGA CIIDEY WILAAYADA GALGUDUUD CEELBUUR



















WAXAA SI WANAAGSAN LOOGA CIIDEY WILAAYADA HIIRAAN DAAWO SAWIRADA CIIDA SIDA LOOGA CIIDEY WILAAYADA BUULA BURDE EE GOBALKA HIIRAAN











DAAWO SIDA LOOGA CIIDEY WILAAYADA ISLAAMIGA EE BARAAWE IYO SHEEKH XASAN DAAHIR AWEYS OO KA QEYQAATEY MUNAASADABADA CIIDUL FIDHIR MUBAARAK





DAAWO SIDA LOOGA CIIDEY WILAAYDA ISLAAMKA CADEEY



















MAR LABAAD CIIDMUBAARAK BAAN IDIN LEENAHAY

waxaa siwanaagsan looga ciidey  dhamaan wilaayaatka islaamiga ee soomaaliyeed    masuulinta iyo umarada  mujaahidiinta  soomaaliyeed ayaa maanta meel fagaare ah kula ciidey  shecebka ku dhaqan  wilaayaatka sida  wilaayada  kismaayo wilaayada  hiiraan wilaayada shabeele  waxaa isku meel kuwada tukadey  dhamaan   shecebka ku dhaqan  wilaayaatka islaamiga    waxaan ilaahey uga barineynaa inuu cadogeena  dhabarka ka jebiyo       وكل عام وانتم  بالخير