الجمعة، 25 نوفمبر 2011

IGAD OO ITOOBIYA GOD KU RIDEYSA MAR KALE

kooxda isku magacaabey igad ayaa itoobiya umaleegeyaa khinaano halis ah urur ku sheega igad ayaa uga baaqey itoobiya in ay gasho mar kale soomaaliya hadaba ururka igad godka uu umaleegeyo itoobiya maka soo bixin karaa waayo itoobiya maba awoode keligeeda in ay soomaaliya gasho qarashka ku baxeyaa maleeshiyaadka soomaalida ah xitaa mabixinkarto sidee bey ubixiney mushaarka konton kun ciidan ah waayo itoobiya konton kun ka yer uma soo direyso soomaaliya // waxaa kaloo isweydiin mudan igad miyeysan la,soconin shecebka soomaaliyeed in ay neceb yihiin itoobiya iyo ciidankeeda iyo itoobiya in ay tahay cadowga koowaad soomaaliya

SHIRKII IGAD EE LAGU QABTEY ADIS ABABA EE LOOGA HADLEYEY ARIMAHA SOOMAALIYA

sida aan la socono waxaa ka jira soomaaliya dagaalo udhaxeeya xaqa iyo baadilka ayaa waxaa soo ifbaxeyaa     dhaqaalaha dawladaha afrikada bari ee ku soo duuley soomaaliya in uu hoos udhac weyn laga dareemey ka dib markii ay lugaha la galeen howl iyaga ka weyn   sidaas aawgeeda waxaa laga cabsi qabaa dhaqaalaha dawladahan in uu gebi ahaanba burburi doono hadii ay siiwadaan dagaalka ay ku soo qaadeen soomaaliya  waxaa kaloo looga digey dawladahan aan soo sheegney cawaaqib xumada ka imaan karto fara gelin  soomaaliya  waayo reer galbeedka ayaa hada waxaa siweyn uga qasaareen dagaalkii ay ku qaadeen ciraaq iyo afgaanistaan  sidaas aawgeeda waxaa loomaleyneyaa afrikaanka ku soo duuley soomaaliya in ay ka bixidoonaan soomaaliya iyagoo dhaqaala beeley sidii gaashaanbuurtii  waarsow ee ku soo duuley afgaanistaan iyo tan hada heysta gaashaanbuurta naato oo aad moodo in ay sii daciifeyaan ka dib dagaalkii 10 sano qaatey oo weli socda aanan dhamaaneynin  ilaa hada

WAR DEG DEG AH DHUUSMAREEB OO GASHEY GACANTA SHABAAB

wararka naga soo gaareyaa magaalada dhuusmareeb ee gobalka galguduud ee dalka soomaaliya ayaa sheegeya inuu dagaal ka dhacey maanta  wararka ayaa intaa ku dareyaa magaalada in ay gacan gashey ciidanka shabaab waxaa kaloo la sheegeyaa ururka ahlu suna in ay isga baxeen magaalada lama oga in ay ku soo laabaneyaa iyo in kale waayo marar badan ayaa magaalada waxaa la wareegey alshabaab balse kuma daahin  waxaa kaloo la sheegeyaa shabaab in ay udoonteen dhuusmareeb hub la sheegey in ay ku wereejiyeen itoobiyaanka ururka  ahlu suna maalimo ka hor kasoo looga talagaley in lagu dagaal geliyo ciidanka ahlu suna ee shabaab ka soo horjeeda marar badan ayaa shabaab waxaa ay ka heleen sanaado fara badan ururka ahlu suna ee ka arimeyaa dhuusmareeb iyo caabud waaq      /wixii warar ah ku soo kordha waan idin soo gudbineynaa  inshaa alaahu

somaliwalalo: waxaan la ogeysiineyaa soomaalida ku nool dalka iy...

somaliwalalo: waxaan la ogeysiineyaa soomaalida ku nool dalka iy...: waxaan la ogeysiineyaa soomaalida ku nool dalka iyo dibada in la furey website looga talagaley iibka iyo dacaayadaha hadaba yey ku dhaafin...

waxaan fileyaa inuu idin qanciyey webkan waxaan kaloo aad uga faraxasanahay sida aad ula dhacdeen webkan