الأحد، 17 يونيو 2012

DAAWO QURUXDA DHULKAAGA HOOYO WAA BEERAHA DEGMADA JANAA

 dalkeena hooyo waa hodan laakiin dadkeena ayaa doqon ah  waxaan aad ula dhacey quruxda dhulkeena iyo sida aanu nahay maant waayo dadka soomaaliyeed waxaa ay gaajo iyo haraad uga dhimaneyaan dhulalka saxrooyinka sida khaleejka carabta iyo galbeedka afrika sida liibya iyo meelo kale

 balfiirso biyaha webiga soomaaliyeed waxaan kula telinlahaa dadka soomaaliyeed in ay maalgashadaan dhulka kooda sida beeraha iyo xoolaha maanta soomaaliya uma baahan shidaal iyo waxyaabo kale waxaa ku filan dadka soomaaliyeed dhulbeereedka baahada weyn ee dalkeena iyo biyaha webiyada ilaahey nagu maneystey  waa dahab biyaha maanta caalaamka maanta dagaa;l waxaa ka taagan biyo la,aan








XUUQDA NASHARKA WAXAA ISKA LEH SHABAKADA ISLAAMIGA EE AMIIRNUUR COM 

الاثنين، 4 يونيو 2012

somaliwalalo: somaliwalalo: XAFIISKA DAARUUSALAAM EE IIBKA KIRA...

somaliwalalo: somaliwalalo: XAFIISKA DAARUUSALAAM EE IIBKA KIRA...: somaliwalalo: XAFIISKA DAARUUSALAAM EE IIBKA KIRADA GURYAHA DHU... : BISHAARO BISHAARO WAXAA MAGAALADA BAYDHABO LAGU FUREY XAFIIS LOOGA... waxaan fileyaa inuu idin qanciyey webkan waxaan kaloo aad uga faraxasanahay sida aad ula dhacdeen webkan

somaliwalalo: XAFIISKA DAARUUSALAAM EE IIBKA KIRADA GURYAHA DHU...


somaliwalalo: XAFIISKA DAARUUSALAAM EE IIBKA KIRADA GURYAHA DHU...: BISHAARO BISHAARO WAXAA MAGAALADA BAYDHABO LAGU FUREY XAFIIS LOOGA TALAGA GALEY IIBKA IYO KIRADA GURYAHA DHULALAKA BEEARAHA  BAABUURTA IYO... waxaan fileyaa inuu idin qanciyey webkan waxaan kaloo aad uga faraxasanahay sida aad ula dhacdeen webkan

XAFIISKA DAARUUSALAAM EE IIBKA KIRADA GURYAHA DHULALKA BERBE

BISHAARO BISHAARO WAXAA MAGAALADA BAYDHABO LAGU FUREY XAFIIS LOOGA TALAGA GALEY IIBKA IYO KIRADA GURYAHA DHULALAKA BEEARAHA  BAABUURTA IYO WXII LA MID  AH        /////  waxaa looga bishaareyneyaa dhamaan umada soomaaliyeed gaar ahaan kuwa gobalka baay in lafurey xafiis looga talagaley bulshada in ay ka faaideystaan kaasoo  qaadan doono kaalin muhiim ah waxaa uu ku yaala xafiiska bartamaha magaalada baydhabo  waxaan diyaar idinku ah shaqaale  aad uga xeeldheer iibka guryaha iyo kirada  waxaa kaloo aad ka heleysiin  soo dhaweyn diiran   xafiiska waxaa  yaala dhamaan qalabkii looga tala galey xafiisyada sida kumbuyuutaro casri ah internet  faakiso birintero  iyo stampo ama saxiix   xafiiska waxaa uu sameyyneyaa dukumeyntiyo marka dadka wax loo kala gado waxa kaloo uu halkaas diyaar kuuga ah marqaati  marka wax lakala gadeyo waxaa kaloo lagu xireyaa qofka wax iibsaneyo iyo iska gedeyo shuruudo  muhiim  1- inuu leeyahay  sheeyga iska gedeyo 2- inuu keeno  damiin -3- inuu  yahay qofka  maskaxdiisa ay fiyowdahay -4 inuu   keli leeyahay hantida laga gadaneyo waayo waxaa dhici karta in shirko lagu yahay hantida  5- inuu yahay nin qaangaar ah 6- inuu san soo celin karin lacagta mar hadii beeca dhaco  ///////////////// //// WAXAA NAGALA SOO XIRIIREYSIIN TELE.00252695204720-AMA EIMAIL  .darusala47@hotmail.com