الأربعاء، 4 يناير 2012

DAAWO QEYBTII SHANAAD SHARIIF MURTAD

DAAWO SAFIIR SOOMAALI OO KHADKA TELEFOONKA KA GO,EY OO LAGU QOSLEY

NIN HAKER SUURIYAAN AH OO KU GUULEYSTEY INUU GALO WEBSITE ALJAZEERA NET

in burcad internet suuriyaan ah ayaa ku guuleystey inuu galo moowqica aljazeera net

CIIDANKA ADOONTA KEENYA OO GALABTAN BAKHTI BAABUUR UGA CARAREY DEEGAANKA INJIROOLE EE WILAAYADA GEDO

 CIIdanka adoonta keenya oo caawa bakhti iyo baabuur uga cararey deegaan injiroole ee wilaayada islaamiga gedo ka dib markii lagu qaadey dagaal ay ka qeeybqaateen dadka deegaanka iyo ciidanka difaaca wilaayada gedo  faahfaahin dheeri ayaa ka soo baxeysaa waxaana lagu soo warameyaa ka dib dagaal qaatey saacado in lagu jebiyey ciidanka keenya iyo maleeshiyaadka cara tuurka uah waxaa kaloo lagu soo warameyaa in laga qabsadey keenya gaadiid dagaal iyo waxaa kaloo la xaqiijiyey  in ay ka soo gaareen qasaarooyinka badan

KOOXDA BAARLAMAANKA RIDADA OO MAANTA MAR KALE DAGAAL DHEXMAREY

waxaa maanta dagaal kulul dhexmarey baarlamaanka kooxda ridada ee xamar uga xareysan gaalada amisoom ilaa 7 ayaa dhaawac ka soo gaarey ka dagaal faraha looga gubtey oo dhexmarey ariga ku xareysan xero ku taala xamar halkaas oo lagu xanaaneyo kooxdan joogto  wax caadi ah ka dhigatey kuraasta la,isku garaaceyaa iyo buuq iyo edeb la,aan

CIIDANKA MELITERIGA SHABAAB OO MAANTA CASHAR LAMA ILOOBAAN AH UDHIGEY CIIDANKA KEENYA EE DUULAANKA KU AHAA GOBOLKA GEDO

ciidanka militeriga shabaab oo maanta dagaal dhaba gal ahaa ku halaagey ciidanka keenya ee ku soo duuley soomaaliya sida warar lagu kalsoon yahay ay sheegeyaa  waxaa maanta dagaal lagu halaagey keenya ka dhacey tuulada faaxdhuun ee gobolka gedo  ka markii cidaan shabaab wadada ugaleen ciidan naflacaari ahaa oo keenya laga keeney ayaa waxaa lagu halaagey dagaalkaas sida ay sheegeen saraakisha shabaab abuu muscab ayaa sheegey in ay afka ciida uga dareen ciidankii keenyaatiga isku soo deyey in ay galaan tuulada  waxaa  la sheegeyaa keenya in ay si daban uhubeyneyso ciidanka shabaab ka dib markii keenyaatiga laga qanimeystey hub casri  waxaa aad looga hadal haaya hubka faraha badan ee keenya laga heley iyo dagaalkii keenya oo ugudbey dalka keenya dhexdiisa

DAAWO DUQEEYNTII WAXASHNIMADA AHEYDI EE CIIDANKA ITOOBIYA MAGADISHO 2009 XERADA ISLUUBTA OO LAGA DUQEEYNEYO SUUQA XOOLAHA

waxaa halkaan ka muuqada duqueen waxashnimo ah oo ay geeysaneyaan ciidanka nasaarada itoobiya  waqtigii ay ku soo duuleen soomaaliya gaar ahaan mogadisho  //hadaba waxaa isweydiin mudan maxey kukala duwan yihiin xabashada 2012 iyo 2009 waxaa hada shariif murtad uu ku faaneyaa faragelinta xabshada  waqtigaasna waxaa uu inooga beensheegi jirey itoobiya waa cadow soomaaliyeed   walaahi waa wax lagu yaabo in maanta kuwa rida ay uyeerteen ciidan gaalo madow ah  si ay uxasuuqaan shecebka muslimka

ITOOBIYA MAXEY USOO GALIWEYSEY WAAGII CIIDANKII QARANKA SOOMAALIYEED HADII AY SHEEGANEYAAN GEESINIMO IYO HALYEEY NIMO

Waxaa wax lagu qoslo in maanta soomaali badan iyo itoobiyaan ay uheystaan ciidanka xabashada mid ka geesisan ciidankii qarankii soomaaliyeed   itoobiya ayaa waxaa ay marwelba ay ku soo xadgubtaa dalka soomaaliyeed ka dib markii ay burburtey dawladii libaaxyada afrika ee uu madaxa ka ahaa siyaad bare  /madaxda itoobiya ayaa marwelba ku goodiya in ay ciidankooda soo gelineyaan soomaaliya waxaan weydiineynaa maxey usoo geliwaayeen waqtigii ciidankii qaranka soomaaliyeed  dagaalka iskula  jireen ciidanka itoobiya  soomaalida waxaan usheegeynaa ciidanka itoobiya inuu yahay kan uga fuleysan caalamka waayo waxaa uu ku soo duuley dal aan dawlad laheyn mudo 20 sano ka badan waxaana uu ku faaneyaa geesinimo aan jirin

DAAWO SIDA DAWLADII SIYAAD BARE HURUMAR UGA SAMEYSEY BEERAHA DALKA

Alaah janadiisa ka waraabiyee siyaad bare ayaa waxaa uu ka dhigey soomaaliya dhul jano ah waxaa halkan ka muuqada hurumar balaaran oo uu sameyey maxamed siyaad bare waxaa kaloo uu muhiimada saarijirey waxsoo saarka beeraha  iyo waxaa uu dadka ku  baraaru jin jirey wax soo saarka dhulka

MUUQAALKA MAGAALADA BELEDWEYNE

Beledweyne waa magaalo weyn oo taariikhi ah  beledweyne waa magaalo uu maro webiga shabeele waxaana ay ku taala baratamaha soomaaliya magaalada waa mid aad uqurux badan daka degan waa dad aad uwanaagsan  ganacsi kala gedisan ayey leedahay magaalada waxaa laga helaa beledweyne cusbitaalo iyo iskuulo waxbarasho xitaa machadyo iyo jaamacado  dadka magaalada waxaa ay ubadan yihiin ganacsato beeraley xoolo dhaqato gaar ahaan lo,oda iyo ariga

AMIIRRKA SHABAAB OO UGA BAAQEY DHALINTA SOOMAALIYEED EE DIBADAHA KU NOOL SIAY UGA NASTAAN WAXYAABAHA MAANKA DOORIYA IYO DHIBKA QURBAHA AY KU QABAAN

amiirka shabaab oo beryahan warbaahinta islaamiga la.hadleyey ayaa uga baaqey dhamaan soomaalida qurbaha ku nool in ay usoo hijiroodaan  sida aan wada ognahay soomaalida dhibaato badan ayaa ku heysta qurbaha gaar ahaan dhalanyarada soomaaliyeed oo runtii bartey waxyaabaha maanka dooriya waxaa hadababa looga baaqey dhalinta iyo dhamaan soomaalida in ay dalkii hooyo ku soo laabtaan si ay uga faaideystaan waxyaabo badan  sida in ay ka haraan waxyaabaha maanka dooriya iyo in ay ilaahey usoo laabtaan hadii ay arkaan dhalanyaro  wadaado ah marka imaamshaha dalka waxyaabo  badan ayaa laga faaideyaa sida in aad ka harto  dhaqan xumadii kuga heystey dalalka reer galbeedka iyo  nolo cusub oo ka duwan tii aad horey uga jirtey in aad hesho iyo in aad aragto quruxda dalkaaga hooyo uu leeyahay  iyo waxyaabo badan oo aan la,soo koobi karin

DAAWO DILALKA CARUURTA SOOMAALIDA KU NOOL INGIRIISKA

Xili looga baaqey dadka soomaaliyeed ku dhaqan dawladaha ingiriiska in ay usoo hijiroodaan ama usoo noqodaan dalkooda hooyo ayaa waxaa soo badaneyaa dilalka iyo dhibaatada loo geysto caruurta soomaaliyeed ee ku nool dalalka reer galbeedka gaar ahaan kuwa ku nool ingiriiska iyo ameerika  dadka soomaaliyeed oo dawlad la,aan ahaa mudo 20 sano kor udhaafeyso ayaa ka cabaneyaa dhibaatada looga geysto dalalka reer galbeedka  hadaba maxaa la gudboon waalidiinta soomaaliyeed  in ay caruurtooda bedbaadiyaan  waxaa ay ku bedbaadey caruurteena  laba shay oo kala ah marka hore waa in caruurta lagu tarbiyadeeya diinta islaamka tan labaad waa in loo soo celiyo dalkii si ay uga bedbaadaan gaaleynta iyo dilka iyo in ay bartaan waxyaabaha maanka doriya sida daroogada iyo wixii al mid hadaba  waxaa laga dooneyaa waalidiinta soomaaliyeed in ay masuuliyad weyn iska saaraan bedbaadinta caruurtooda