الأربعاء، 4 يناير 2012

AMIIRRKA SHABAAB OO UGA BAAQEY DHALINTA SOOMAALIYEED EE DIBADAHA KU NOOL SIAY UGA NASTAAN WAXYAABAHA MAANKA DOORIYA IYO DHIBKA QURBAHA AY KU QABAAN

amiirka shabaab oo beryahan warbaahinta islaamiga la.hadleyey ayaa uga baaqey dhamaan soomaalida qurbaha ku nool in ay usoo hijiroodaan  sida aan wada ognahay soomaalida dhibaato badan ayaa ku heysta qurbaha gaar ahaan dhalanyarada soomaaliyeed oo runtii bartey waxyaabaha maanka dooriya waxaa hadababa looga baaqey dhalinta iyo dhamaan soomaalida in ay dalkii hooyo ku soo laabtaan si ay uga faaideystaan waxyaabo badan  sida in ay ka haraan waxyaabaha maanka dooriya iyo in ay ilaahey usoo laabtaan hadii ay arkaan dhalanyaro  wadaado ah marka imaamshaha dalka waxyaabo  badan ayaa laga faaideyaa sida in aad ka harto  dhaqan xumadii kuga heystey dalalka reer galbeedka iyo  nolo cusub oo ka duwan tii aad horey uga jirtey in aad hesho iyo in aad aragto quruxda dalkaaga hooyo uu leeyahay  iyo waxyaabo badan oo aan la,soo koobi karin

ليست هناك تعليقات: