Waxaa wax lagu qoslo in maanta soomaali badan iyo itoobiyaan ay uheystaan ciidanka xabashada mid ka geesisan ciidankii qarankii soomaaliyeed itoobiya ayaa waxaa ay marwelba ay ku soo xadgubtaa dalka soomaaliyeed ka dib markii ay burburtey dawladii libaaxyada afrika ee uu madaxa ka ahaa siyaad bare /madaxda itoobiya ayaa marwelba ku goodiya in ay ciidankooda soo gelineyaan soomaaliya waxaan weydiineynaa maxey usoo geliwaayeen waqtigii ciidankii qaranka soomaaliyeed dagaalka iskula jireen ciidanka itoobiya soomaalida waxaan usheegeynaa ciidanka itoobiya inuu yahay kan uga fuleysan caalamka waayo waxaa uu ku soo duuley dal aan dawlad laheyn mudo 20 sano ka badan waxaana uu ku faaneyaa geesinimo aan jirin
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق