الجمعة، 18 نوفمبر 2011

ciidanka amisoom oo iska soo duubey filim ay kaga cabaneyaan shiisyahanada alshabaab

iyadoo al lakulmeyaan dagaalo ayaa ciidan ka afrikaanka ee xamar jooga waxaa ay iska soo duubeeen filim ay kaga cabaneyaan shiish yahanada xarakada  alshabaab  waxaa barta internetka lagu  baahiyey filmkaas waxaana ay udiraan filimka hayada bani,aadanimada ee qaramada madoobey oo ay kaga cabaneyaan dhibaatada soomaaliya ku heysta iyo xaaladaha adag ee ay ku shaqeeyaan ciidanka afrikaanka ee xamar jooga /haweeneyda ka tirsaneydi ciidanka afrikaanka mogdisho jooga ayaa waxaa ay sheegey in ay dhibaato ku joogtey xamar haweeneydaas ayaa waxaa laga soo duubey filim iyadoo cabaadeysaa ka markii  ay haleeshey rasaas xoogan oo uga timid shiishyahanada shabaab  haweeneydaas ayaa waxaa ay sheegtey in ay ku weysey dagaalada xamar saaxibo badan  waxaana ay ka sheekeysey dhibka ay ku joogaan xamar iyo xaaladaha adag ay ku shaqeeyaan haweeneydaas ayaa waxey tiri maharsano habeen iyo maalin cabsi ayaan k jirnaa marwelba waxaana isleenahay goormaa ayaa  dagaal la,idnku soo qaadeyaa  ayaan ku jirnaa

somaliwalalo: somaliwalalo: somaliwalalo: hambaliyada ciidul alf...