الجمعة، 30 ديسمبر 2011

DHALINYARO SOOMAALI OO LAGU LAAYEY XADUDA YEMEN IYO SACUUDIG ...

sida uu sheegey cali ciise jeyte madaxa jaaliyada soomaalida koonfur sacuudiga ayaa idaacada v.o.a usheegey in ay dhinteen uga yaraan 20 wiilal soomaali ah waxaana uu yiri 5 keli ah ayaa laga heley dukumeynti waxaa uu yiri cali meydadka talaajadaha ayey ka buuxaan waxaana la sugeyaa dadkoodi hadaba qofkii walaalkii ama dad isku ehel yihiin tahariib ku maqanaa hala xiriiro cali jeyte si uu uhelo xog dhab ah // somaliwalalo@hotmail.com

somaliwalalo: ...WARARKA NAGA SOO GAAREYAA JUBOOYINKA AYAA SHEE...

somaliwalalo: ...WARARKA NAGA SOO GAAREYAA JUBOOYINKA AYAA SHEE...: dagaal qaraar ayaa xaley waxa uu ka dhacey qooqaani dagaalka ayaa waxaa soo qaadey ciidanka shabaab wararka ayaa intaas ku adareyaa in uu de...

waxaan fileyaa inuu idin qanciyey webkan waxaan kaloo aad uga faraxasanahay sida aad ula dhacdeen webkan

...WARARKA NAGA SOO GAAREYAA JUBOOYINKA AYAA SHEEGEYA INUU HALKAAS DAGAAL KU DHEXMAREY SHABAAB IYI KENYA

dagaal qaraar ayaa xaley waxa uu ka dhacey qooqaani dagaalka ayaa waxaa soo qaadey ciidanka shabaab wararka ayaa intaas ku adareyaa in uu deegaanka qooqaani ugacan galey shabaab halka keenyaatiga hoodka ucarareen

CIIDANKII JABUUTI OO HOWLGALKIISA UGA HOREEYEY KA BILAABEY XERO QAXOOTI

ciidanka saliibiga jabuutiyaanka ah yaa xamar ka bilaabey barakicita shecebka masaakiinta ah dadka ku dhaqan magaalada mogdisho ayaa ka cabaneyaa dhibaatada ay ku haayaan ciidanka gaalada garabka uah ee ismaaciil cumar geele usoo xamar ayaa dhibaato weyn ku haaya masaakiinta xerooyinka kujira hooyo soomaaliyeed oo gureeda laga saarey ayaa fariin codsi ah udireysaa hooyooinkii dhaleen maleeshiyaadka gaalada ugarabka uah ee ismaaciil geele jabuuti ka soo direy waxaana ay leedahay hooyadan ogaada ilmihiina in ay dhibaato nagu haayaan waxaan ka codsaneynaa hooyinka reer jabuuti in ay ilamahooda naga qabtaan hadii kale ilmaheena ayaan ku direynaa hooyadaas soomaalida ah ayaa ku hanjabtey gaalada kuwa lajira ee jabuti laga keeney dhalanyarada soomaaliyeed gaar ahaan kuwa shabaab waxaana ay tiri hadii aad naga hari weysaan waxaan idinku direynaa alshabaab si ay meydadkiina jidadka uga jiidaan

KEENYA OO CIIDAN BADAN LOOGA DILEY QOOQAANI :

waxaa isoo tareyaa qasaarihii soo gaarey ciidan keenya ee ku soo duuley jubooyinka waxaana la sheegeyaa in ay lakulumeyaan dagaalo adag iyo qaraxyo ay ku hoobteen keenyaatiga