الأحد، 20 نوفمبر 2011

TUULADA HOOBISHOOLE AYAA WAXAA LAGU DHAAWACEY DAAHIR XAAJI CABDULE

wararka aan ka heleyno tuulada hoobishoole ayaa sheegeyaa in lagu dhaawacey halkaas daahir cabdule waxaana la sheegeyaa inuu khilaaf dhaxmarey daahir cabdule maxamed nuur iyo daahir aadan axmed guudle  oo sababey inuu soo gaaro daahir cabdule dhaawac culus oo ka dhashey mindi iyo xabado dhoor ah  daahir cabdule ayaa la dhigey cusbitaalka baydhabo halka daahir aadan axmed guudle la dhigey xabsiga baydhabo waxaa laga yaaba daahir aadan in lagu xukumo toogasho hadii uu dhinto daahir cabdule waayo wilaayaatka baay iyo bakool waxaa lagu xukumaa shareecada islaamka sikastaba ha,ahaate daahir axmed ayaa sugeeyaa maxakamad caadil ah ///////  ht://www.somaliwalalo.com

ALSHABAAB OO GUBEY MARKAB DAGAAL OO AY LEEDAHAY DAWLADA KEENYA ...

..WARARAKA NAGA SOO GAAREYAA XEEBAHA JUBOOYINKA AYAA SHEEGEYAA IN MAANTA LAGA GUBEY KEENYA MARKAB DAGAAL /// ciidanka bada ee xarakada alshabaab ayaa maanta gubey markab dagaal oo ay lahaayeen ciidan bada keenya markabka ayaa la sheegey gebi ahaanba inuu gubtey ka dib markii ay ku garaaceen sawaariig ciidanka bada xarakada shabaab wararka ayaa intaa ku dareyaa markabka lagubey in ay saaranaayeen ciimadamo mariinis ah waxaana la sheegeyaa ciidankii saarnaa in ay ku dhinteen markabka dhexdiisa ciidanka shabaab oo wata doomanka dheereyaa ayaa goordhow ku guuleystey in ay gubaan markabka dagaal kaasoo ku sugnaa meel lagu magacaabo xeebta kudha ee jubada hoose