الاثنين، 23 يناير 2012

YAA LOO MAXKAMADEEYNEYAA XASUUQA KEENYA AY KA GEYSATEY SOOMAALIYA

 maxakamad ku sheega caalaamiga ayaa ku  dhawaqdey in ay maxkamad soo taageyso lix qof oo lagu tuhumey xadgudubka xasuuqa ka dhacey keenya 2007 ka dib markii la qabtey doorashada dalka keenya  // dawlada keenya ayaa xasuuq ba,an ka geysatey dalka soomaaliya agaar ahaan koonfur soomaaliya waxaana ku dhintey dad aad ufara badan waxaa kaloo ku xoolo beeley dad aad utiro badan hadaba yaa loo maxakamadeeyneyaa dadka soomaaliyeed ee ay keenya ku xasuuqdey diyaaradaheeda iyadoo duqeeyntaas ay qirteen ciidamada dawlada keenya waxaan suaal ah shecebka soomaaliyeed dhiigooda maxaa loo baneystey  soomaaliya waxaa xasuuq badan ka geystey dawlado farabadan oo ay ka mid tahay keenya sanadadii la soo dhaafey soomaaliya waxaa lagu diley kumunaan qof waxaana ka danbeeyey xasuuqaas caalamka oo idil hadana cidna kama hadasho xasuuqa ilaa hada ay ka wadaan dawlado afrikaan ah sida keenya itoobiya ugaandha burundi  /waxaan uga baaqeynaa kuwa ka been sheega xuquul insaanka in ay soo fara geliyaan xasuuqa ka jira soomaaliya hadii kale maxakamad ku sheega heeg waxaan uaragnaa mid loo aasaasey in lagu difaaco shucuubta kirishtaanka oo keli