الجمعة، 6 يوليو 2012

روءية الهلال في رمضان

الاستعدادات رمضانية في الصومال في عام 1433ه  بدء استعدادات رمضانية في الصومال  في ظل غلاء معيشة والحالة الامنية المتردية في البلاد  والشعب الصومال مسرور رغم وجود السعوبات الامنيه  والحالة الامننية  الصعبة  الشعب الصومالي شعب قوي  ولديه عزيمة  لذا يحاول الصوماليون دئما  لتغطي جميع مشاكل الحياة رغم حروب  والمجاعة 

DIYAARGAROWGA BISHA SOON OO LAGA DAREEMEYO WILAAYAATKA SOOMAALIYA DHAQDHAQAAQIYO DAGAAL OO LAGA DAREEMEYO DHAMAAN GOBOLADA DALKA IYO SIDA LOOGA FAAIDEYSAN KARO


waxaa laga dareemeyaa gobolada dalka soomaaliya gaar ahaan wilayaatka dalka diyaar garow ku aadan sidii looga faaideysan lahaa bishan barakeysan  waayo waa cibaado waxaa muminiinta laga dooneyaa in ay camaashooda kororsadaan maadaama aduunkan uu yahay wax laga tegeyo sidaas aawgeeda waxaa loo baahan yahay laga faadieysto jihaadka lagula jiro cadowga saliibiga dalka ku soo duuley iyo in laga faaideysto  cibaadooyinka kale sida sakada sadaqada iyo ugargaarida dadka ducfada ah ee muslimka iyo labadiyo tahjudka iyo qu,aan akhriska iyo salaadaha farliga iyo kuwa sunaha ah iyo loo duceeyo dadka ducufada muslimiinta dhibka heysto  iyo in isku meel looga wada tukado waayo  jamaacada waa lagu libaanaa 

SHARIIF AXMED OO BOOQANEYAA WARSHAD SAMEEYSA LACAGO IYO SICIR BARAR LAGA CABSI QABO HADII LA KEENO DALKA LACAGO FAALIS AH




QARAXYO WAA WEYN OO CAAWA KA DHACEY SALDHIGA BOOLSIKA DEGMADA BALCAD

war hada ku soo dhacey shabakada soomaali walaalo ayaa sheegeyaa inuu caawa 4 qaraxyo lala eegtey saldhigo ay ku sugunaayeen maleeshiyaadka DKG iyo ciidanka calooshooda ushaqeystiyaasha afrika qaxa ayaa la sheegey inuu ka dhacey gudaha saldhiga weyn ee degmada balcad dad goobjooge ah ayaa sheegeyaa in ay maqaleen cabaad iyo kala carar ka ka dhexdhacey  cadowga dhexdiisa 

ALFURAN ISLAMIC ISTUDIO


RAADIYOALFURQAAN.COM

WAA RAADIYOALFURQAAN.COM


CIIDAANKA XABASHIDA ITOOBIYA OO FALAL KUFSI KULA KACEY GABAR YER 16 JIR AH DUULEEDKA XUDUR GOBOLKA BAKOOL

sida aynu idin sheegney ciidanka fuleyga ah ee melezanaawi ayaa falal kufsi fool xun kula kacey caruur yer oo ari ilaalineysey  sida ay sheegeen ehelada gabadhan yer ayaa waxaa ay sheegeen ciidanka itoobiya in ay gabadhan yeri kusadeen  si aad ufool xun oo bani,aadinimo ka baxasan ula dhaqmeen  waxaa kaloo aad uga caroodey kusiga gabadhan dadka deegaanka oo wacad ku marey in ay uaar gudi doonaan gabadhan  

BOOLISKA KEENYA OO CAAWA XAAFADA ISLII EE SOOMAALIDA KU BADAN YIHIIN HOWLGALO KA WADA

booliska kenya ayaa caawa baaritaano ka wada xaafada islii ee soomaalida ku badan yihiin   dawlada keenya ayaa  dhexdabaalaneysaa  bad amni xumo ka dib marka isku soo biimeysey dalka soomaaliya  ciidanka keenya ayaa la kulmeyaa dharbaaxo dhan welba leh  sidaa aawgeeda keenya waxaa ay ka aarsaney dadka soomaalida dhulkeeda ku nool maalinwelba  jab la gaarsiiyo keenya waxaa ay raafkula kacdaa dadka dhulkeeda ku nool

CIIDAN MOORYAAN SOOMAALI IYO AFRIKAAN AYAA MAANTA XAMAR KA RAAFEY 20 KUN QOF SI AY LACAG MADAXA FURASHO UGA HELAAN

dadka soomaaliyeed ee ku  dhaqan magaalada mogadisho ayaa maanta waxaa la soo dersey cabsi iyo welwel ka dib markii ay la kulumeen  qafaal xoogan  sida lagu sheegey dhamaan warbaahinta dalka iyo dibada shaley waxaa xamar lagu qafaashey 20kun qof oo isugu jira dad da,ah iyo dhalanyaro ciidanka calooshooda ushaqeystiyaasha afrikaanta  iyo maleeshiyaadka soomaalida la socoda ayaa shaley maxaabiis ku ururiyey dadka rayid ah warar kale ayaa waxaa ay sheegeyaan dadka  waxaa la dooneyaa in madaxfurasho lagu helo sida ay sheegeyso hooyo caasho oo ah hooyo wiilkeeda shaley laga ka xeystey magaalda magodisho gaar ahaan xaafada suuqa xoolaha hooyocaasho  ayaa waxaa ay leedahay  wiilkaaga waxaa uu kaaga xiran yahay 500 doolar  hadii kale il danbe saarimeyso     hadaba maxey tahay sababta  keeney raafkan dadka qaar ayaa sheegeyaa raafkan in looga dooneyo shecebka in lagu dhaco  hantida shecebka soomaaliyeed  iyadoo xukuumada shariif la daala dhaceyso dhaqaalo la,aan daran marka shecebkii owalba gaajo la daala dhaceyey ayaa la dooneyaa in  la hantidooda 

SIIRALIYOON OO CIIDAN POOLIS AH XAMAR USOO WADA IYO REER XAMAR OO UDIYAAR GARAABEY

sida wararka naga soo gaareya xamar aan ka heleyno waxaa maanta oo jimce ah yimid caasimada soomaaliya saraakiil ka socoda dalka siiraaliyoon si ay uga kuurgalaan xalaada amaan ee magaalda mogadisho  sida laga soo xigtey  warbaahinta caalaamiga ayaa lagu sheegey  ciidanka amisoom ee soomaaliya ku go,ey ayaa dooneyaa inuu helo ciidan boolis ah bedeleyaa kuwa soomaalida haatan ku sugan magaalada mogadisho ka dib markii  ay sugiwaayeen amaankooda iyo kan saraakissha ciidanka shisheeye   waxaa kaloo soo baxeyaa warar sheegeya in ay diyaargaroobeen shecebka mogadisho sidii ay ula dagaalami lahaayeen ciidanka siiraliyoon ee la dooneyo in la geeyo saldhigyada booliska degmooyinka xamar hadaba waxaa suaal ah maxey soo korhdineyaan askarta calooshooda ushaqeystiyaal cusub hada laga keeney  iyadoo uu kajiro mogadisho loolan udhaxeeya umada soomaaliyeed iyo ciidan calooshooda ushaqeytiyaal afrikaan ah