dadka soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada mogadisho ayaa maanta waxaa la soo dersey cabsi iyo welwel ka dib markii ay la kulumeen qafaal xoogan sida lagu sheegey dhamaan warbaahinta dalka iyo dibada shaley waxaa xamar lagu qafaashey 20kun qof oo isugu jira dad da,ah iyo dhalanyaro ciidanka calooshooda ushaqeystiyaasha afrikaanta iyo maleeshiyaadka soomaalida la socoda ayaa shaley maxaabiis ku ururiyey dadka rayid ah warar kale ayaa waxaa ay sheegeyaan dadka waxaa la dooneyaa in madaxfurasho lagu helo sida ay sheegeyso hooyo caasho oo ah hooyo wiilkeeda shaley laga ka xeystey magaalda magodisho gaar ahaan xaafada suuqa xoolaha hooyocaasho ayaa waxaa ay leedahay wiilkaaga waxaa uu kaaga xiran yahay 500 doolar hadii kale il danbe saarimeyso hadaba maxey tahay sababta keeney raafkan dadka qaar ayaa sheegeyaa raafkan in looga dooneyo shecebka in lagu dhaco hantida shecebka soomaaliyeed iyadoo xukuumada shariif la daala dhaceyso dhaqaalo la,aan daran marka shecebkii owalba gaajo la daala dhaceyey ayaa la dooneyaa in la hantidooda
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق