الجمعة، 6 يوليو 2012

BOOLISKA KEENYA OO CAAWA XAAFADA ISLII EE SOOMAALIDA KU BADAN YIHIIN HOWLGALO KA WADA

booliska kenya ayaa caawa baaritaano ka wada xaafada islii ee soomaalida ku badan yihiin   dawlada keenya ayaa  dhexdabaalaneysaa  bad amni xumo ka dib marka isku soo biimeysey dalka soomaaliya  ciidanka keenya ayaa la kulmeyaa dharbaaxo dhan welba leh  sidaa aawgeeda keenya waxaa ay ka aarsaney dadka soomaalida dhulkeeda ku nool maalinwelba  jab la gaarsiiyo keenya waxaa ay raafkula kacdaa dadka dhulkeeda ku nool

ليست هناك تعليقات: