السبت، 21 يوليو 2012

BAHDA SHABAKADA SOOMAALIWALAALO UMADA SOOMAALIYEED UGA HANBALIYEYNEYAA UMADA ISLAAMKA GAAR AHAAN UMADA SOOMAALIYEED


waxaan halkan hanbaliyada bisha ramadaan uga direynaa umada soomaaliyeed waxaanu  leenahay ilaahey bishan bisheeda nabad iyo caafimaad nagu gaarsiiyo aamiin  waxaan kaloo ilaahey ka barinaa inuu ilaahey umada soomaaliyeed ka qaado dhibaatada   waxaan kaloo ilaahey ka barineynaa inuu umada soomaaliyeed  ka qaado dagaalada iyo gumeysiga lagu  iyo waxaan ilaahey umadan uga barinaa inuu mideeyo oo ka dhexqaado cadowtinada iyo cuqdada dhextaala dadkan soomaaliyeed ee walaalaha ah ee dhexdooda dagaalama marwelba ku dagaalama wax aan faaido ulaheyn    WAA WALAALAHA SHABAKADA SOOMALIWALALAALO  UMADA SOOMAALIYEED UGA TAHNIYEEYNEYAA BISHA RAMADAAN    SANADKA 1433-H  IYO 2013