الخميس، 9 أغسطس 2012

DAAWO WAXQABADKA WILAAYAADKA ISLAAMIGA IYO SIDA AY UGACAN QABANEYAAN DADKA SOOMAALIYEED





Wilaayaatka islaamiga ee soomaaliya ayaa uga deeqa  motooro iyo waxyaabo kale marwelba dadka ku dhaqan meelaha ay maamulaan  waxa aad arkeysiin hada waa motooro looga deeqey dadka reer hiiraan gaar kuwa ku sugan buula burde  waxaa xusid mudan in marwelba  xarakada shabaab almujaahidiin ay qeeybiyaan waxyaabo dad faaido uah   waxaa kaloo ay ka qeybqaataan marwelba gurmadka dadka abaaraha ay saameyeen dad badan ayaa uarka xarakada shabaab mid bulshada ay wax badan uqabteen  sida aan hada sawirada uga jeedno waxaa muuqada sawirada aad ula dhaceysid marka la,eego xalaada oo hada dalka soomaaliya ku sugan yahay iyo waxqabadka xarakada  waxaa dalka ka jira dagaal aad uadag sidaas oo ay tahay xarkada weli ma,aysan iloobin shecebka muslimka ah ee ku nool dhamaan wilaayaatka dalka soomaaliya   waxaan illaahey  uga barineynaa dadka  deeqdan bixiyey inuu ka jezeeyo