الأحد، 11 ديسمبر 2011

OGEYSIIS KU SOCDA DHAMAAN DHALANYARADA SOOMAALIYEED

waxaa la ogeysiineyaa dhalanyarada soomaaliyeed meelwelba ay joogaan in ay rayigooda ka dhiibtaan websiteka soomaali walaalo webkan waa web looga talagaley arimaha quseeya dhalinta soomaaliyeed waxaana uga hadli kartaa wixii aad maankaaga ku heyso laakiin waxaa mamnuuca ka ah wixii diideyaa diinta islaamka iyo dhaqanka soomaalida sida in laga hadlo waxyaabaha faaxishada ah iyo caayda waxaa uga hadli kartaa wax kasta oo ufaaideyneyaa dadka soomaaliyeed // wixii aad qorto waxaa lagu faafineyaa internetka si,ay uga faaidestaan dadka soomaaliyeed hadaba soo booqo webka si aad uga qorato fikirkaaga // somaliwalalo@hotmail.com