الأربعاء، 9 نوفمبر 2011

ogeysiis waxaa hawada soo galey web cusub ...

...asalaama caleykum waxaa la.ogeysiineyaa soomaalida ku nool dalka iyo dibadaba inuu soo galey web cusub oo lagu magacaabo //somaliwalalo// waxaana uunoqoneyaa website uga horeyaa oo soomaaliya oo ka hadla arimo aan weligooda soomaaliya lagu hadlin qaasatan dhibaatada ku heysta dhalinta soomaaliyed qurbaha iyo sidaii ay uga bixilahaayeen dhaatadan iyo xog uruurin laga soo qaadey dhalinta dhibaatada ku heystada qurbaha /webka //waa /htt://www,somaliwalalo.com

sida looga ciidey caalamka islaamka /12/10/1432h

waxaa sifiicaan looga ciidey caalamka islaamka  gaar ahaan geeska afrika gaar ahaan soomaaliya waxaa si isku wada mid ah uciidey dhamaan umada soomaaliya ciidul adxa  waxaa ka mid ahaa meelaha sida weyn looga ciidey gobolada koonfur soomaaliya gaar ahaan magaalada  caasimada ah mogadisho iyo magaalooyinka kale  sida magaalada xeebta ah ee kismaayo iyo magaalooyin kale sida magaalada baydhabo waxaa kaloo sanadkan la ciidey soomaalida  dawladaha afrika gaar ahaan jabuuti iyo keenya iyo itoobiya  tanzaaniya   sanadahii la soo dhaafey waxaa ka jirey khilaaf  xaga ciidaha oo udhaxeeya kooxha ku loolama siyaasada soomaaliya gaar ahaan alshabaab iyo ahlu suna waljamaaca

somaliwalalo: waxaan salaameyaa dhamaan dadka soomaaliyeed gaar ...

somaliwalalo: waxaan salaameyaa dhamaan dadka soomaaliyeed gaar ...: waxaan salaameyaa dhamaan dadka soomaaliyeed gaar ahaan kuwa soomaaliya jooga kuwa jooga somaaliya waxaan leeyahay ciidan ciideeda ilaahey nabad haidinku gaarsiiyo waxaan kaloo ilaahey uga barineyaa inuu ka qaado dhibaatada ku habsatey umadan mudada 20sano ah waxaan kaloo baaq ujeedineynaa dhamaan kooxaha ku dagaalka iskula jira in ay miiska wada hadalka fadhiistaan si loo badbaadiyo dadkan dhibaatada iyo dagaalada ay aafeyeen

somaliwalalo: hambaliyada ciidul alfidiri