الأربعاء، 9 نوفمبر 2011

sida looga ciidey caalamka islaamka /12/10/1432h

waxaa sifiicaan looga ciidey caalamka islaamka  gaar ahaan geeska afrika gaar ahaan soomaaliya waxaa si isku wada mid ah uciidey dhamaan umada soomaaliya ciidul adxa  waxaa ka mid ahaa meelaha sida weyn looga ciidey gobolada koonfur soomaaliya gaar ahaan magaalada  caasimada ah mogadisho iyo magaalooyinka kale  sida magaalada xeebta ah ee kismaayo iyo magaalooyin kale sida magaalada baydhabo waxaa kaloo sanadkan la ciidey soomaalida  dawladaha afrika gaar ahaan jabuuti iyo keenya iyo itoobiya  tanzaaniya   sanadahii la soo dhaafey waxaa ka jirey khilaaf  xaga ciidaha oo udhaxeeya kooxha ku loolama siyaasada soomaaliya gaar ahaan alshabaab iyo ahlu suna waljamaaca

ليست هناك تعليقات: