الجمعة، 6 يناير 2012

WIIKILIIKS OO SHEEGEY ISRAAIIL IN AY XASUUQ KII GAZA DARAN

wargeyska ku caanbaxey soo bandhigada sirta dowladaha   ee wiikiliiks ayaa sheegey israail in ay soomaaliya xasuuq ba,an ka wado duqeynta gobolada soomaaliya gaar ahaan koonfur  ayaa waxaa ka danbeeyaa israail sida warka wiikiliiks ku cad waxaa kaloo wargeyska lagu sheegey keenya in ay ka dalbatey israail xasuuqa shecebka soomaaliyeed si ay qabsato dalka soomaaliya   hadaba waxaa suaashu ay tahay yaa masuuliyda xasuuqa shecebka soomaaliyeed

DIYAARADAHA KEEYNA OO JOOGTO KA DHIGTEY XASUUQA SHECEBKA GEDO IYO JUBA DEGAN

joogto ka dhigtey xasuuqa shecebka soomaaliyeed ee aan waxba galabsan sida ay sheegeyaan wararka aan ka heleyno gobolada gedo iyo juba ayaa sheeegeyaa shhaley iyo maanta in ay halkaasi ka wadaan duqeymo arxan daro sida wararka lagu sheegeyo waxaa waxyeelo ka soo gaartey sheceb maato ah waxaa kaloo lagu soo wrameyaa keenya in ay madaafiic ku garaacdey tuuloyin hoostaga gobolka gedo ee ay duulaanka ku tahay   somaliwalalo @hotmail.com diyaaradaha dalka keenya oo

MUJRIM CAMIIL CABDUL WELI GAAS OO MAANTA XOOG LAGU KEENEY BELEDWEYNE

Waxaa maanta qoor qabad lagu keeney magaalada beledweyne camiilka weyn ee lagu magacaabo cabdulweli gaas  sida wararka aan ka heleyno beledweyne ay sheegeyaan cabduweli oo saaran diyaarad ay leedahay heeyad ka mid ah sirdoonada reer galbeedka ee fadhigooda yahay mogadisho ayaa waxaa uu booqasho qoor qabad ah ku yimid garoonka beledweye  wararka ayaa intaa ku dareyaa inuu lakulumey camiilka murtazaqa toobiyaanka ee ku sugan beledweyne ee kooxo odeyaal afarjeebliyaal oo   oo moodey camiilka inuu uwado lacag waxaa kaloo la sheegeyaa cabduweli inuu dooneyo in lagu wereejiyo beledweyne calooshooda ushaqeystiyaasha ugaanda laga soo ijaartey   // somaliwalalo@hotmail.com

NATO OO DUULAAN KU AH SOOMAALIYA KA DIB MARKII AY BADA SOOMAALIYA AY XAALUFIYEEN AYAA HADANA WAXAA AY DOONEYAAN IN AY LA WEREEGAAN DHULKA SOOMAALIYA

sida uu qorey wargeys laga leeyahay dalka jermalka oo lagu magacaboo frankfurt zeitung ayaa waxaa lagu sheegey nato in ay weerar ku qaadaan dhulka soomaaliyeeed iyagoo ku marmarsiyoneyaa burcad badeed iyo alshabaab  waxaa kaloo uu qorey wargeyska dawladaha afrika ee soomaaliya dereska la,ah inay iyagana duulaan ku yihiin dhulka soomaalyeed

MUQAAWAMADA SOOMAALIYA IYO MAANTA SOOMAALIDA WAXAA LA GUBOON ...

walaayaal waxaa maanta cidna ka qarsooneyn duulaanka dawladaha afrika iyo yurub ee dalkeeni soomaaliya sidaas aawgeeda waxaa nala gudboon dhamaanteena inaan ka qeybqaadano muqaawamada lagu hortageyo duulaanka qaawan ee ay mleegeyaan wadamada afrika iyo yurub si ay ula wereegaan qeyraatka dalka