
Waxaa maanta qoor qabad lagu keeney magaalada beledweyne camiilka weyn ee lagu magacaabo cabdulweli gaas sida wararka aan ka heleyno beledweyne ay sheegeyaan cabduweli oo saaran diyaarad ay leedahay heeyad ka mid ah sirdoonada reer galbeedka ee fadhigooda yahay mogadisho ayaa waxaa uu booqasho qoor qabad ah ku yimid garoonka beledweye wararka ayaa intaa ku dareyaa inuu lakulumey camiilka murtazaqa toobiyaanka ee ku sugan beledweyne ee kooxo odeyaal afarjeebliyaal oo oo moodey camiilka inuu uwado lacag waxaa kaloo la sheegeyaa cabduweli inuu dooneyo in lagu wereejiyo beledweyne calooshooda ushaqeystiyaasha ugaanda laga soo ijaartey //
somaliwalalo@hotmail.com
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق