somaliwalalo: somaliwalalo: XAFIISKA DAARUUSALAAM EE IIBKA KIRA...: somaliwalalo: XAFIISKA DAARUUSALAAM EE IIBKA KIRADA GURYAHA DHU... : BISHAARO BISHAARO WAXAA MAGAALADA BAYDHABO LAGU FUREY XAFIIS LOOGA...
waxaan fileyaa inuu idin qanciyey webkan waxaan kaloo aad uga faraxasanahay sida aad ula dhacdeen webkan
الاثنين، 4 يونيو 2012
somaliwalalo: XAFIISKA DAARUUSALAAM EE IIBKA KIRADA GURYAHA DHU...
somaliwalalo: XAFIISKA DAARUUSALAAM EE IIBKA KIRADA GURYAHA DHU...: BISHAARO BISHAARO WAXAA MAGAALADA BAYDHABO LAGU FUREY XAFIIS LOOGA TALAGA GALEY IIBKA IYO KIRADA GURYAHA DHULALAKA BEEARAHA BAABUURTA IYO... waxaan fileyaa inuu idin qanciyey webkan waxaan kaloo aad uga faraxasanahay sida aad ula dhacdeen webkan
XAFIISKA DAARUUSALAAM EE IIBKA KIRADA GURYAHA DHULALKA BERBE
BISHAARO BISHAARO WAXAA MAGAALADA BAYDHABO LAGU FUREY XAFIIS LOOGA TALAGA GALEY IIBKA IYO KIRADA GURYAHA DHULALAKA BEEARAHA BAABUURTA IYO WXII LA MID AH ///// waxaa looga bishaareyneyaa dhamaan umada soomaaliyeed gaar ahaan kuwa gobalka baay in lafurey xafiis looga talagaley bulshada in ay ka faaideystaan kaasoo qaadan doono kaalin muhiim ah waxaa uu ku yaala xafiiska bartamaha magaalada baydhabo waxaan diyaar idinku ah shaqaale aad uga xeeldheer iibka guryaha iyo kirada waxaa kaloo aad ka heleysiin soo dhaweyn diiran xafiiska waxaa yaala dhamaan qalabkii looga tala galey xafiisyada sida kumbuyuutaro casri ah internet faakiso birintero iyo stampo ama saxiix xafiiska waxaa uu sameyyneyaa dukumeyntiyo marka dadka wax loo kala gado waxa kaloo uu halkaas diyaar kuuga ah marqaati marka wax lakala gadeyo waxaa kaloo lagu xireyaa qofka wax iibsaneyo iyo iska gedeyo shuruudo muhiim 1- inuu leeyahay sheeyga iska gedeyo 2- inuu keeno damiin -3- inuu yahay qofka maskaxdiisa ay fiyowdahay -4 inuu keli leeyahay hantida laga gadaneyo waayo waxaa dhici karta in shirko lagu yahay hantida 5- inuu yahay nin qaangaar ah 6- inuu san soo celin karin lacagta mar hadii beeca dhaco ///////////////// //// WAXAA NAGALA SOO XIRIIREYSIIN TELE.00252695204720-AMA EIMAIL .darusala47@hotmail.com
الاشتراك في:
الرسائل (Atom)