الاثنين، 14 نوفمبر 2011

somaliwalalo: hambaliyada ciidul alfidiri

ogeysiis waxaa hawada soo galey web cusub oo lagu magacaabo /htt://www.somaliwalalo.net

dulaankii keenya ma,guleystey

htt://www.somaliwalalo.blogspot.com

somaliwalalo: waxaan salaameyaa dhamaan dadka soomaaliyeed gaar ...

somaliwalalo: waxaan salaameyaa dhamaan dadka soomaaliyeed gaar ...: waxaan salaameyaa dhamaan dadka soomaaliyeed gaar ahaan kuwa soomaaliya jooga

warar hordhac ayaa sheegeyaa dagaal taabta ka socda iyo babuur keenya laga gubey ...

TAABTA warar horhdaca ayaa laga heleyaa dagaal ka dhacey taabta waxaa jidka loo galey kolonyo baabuur ciidanka keenya ay wateen warar hordhaca ah ee warbaahinta islaamiga ku soo ayaa tibaaxeyaa in baabuur laga gubey ciidanka ku soo duuley soomaaliya weeraradan ayaa ku soo aadeyaa xili ay sheegeen saraakisha keenya in ay dagaalo lagaleen xarakada shabab almujaahidiin in khasaaro lixaad leh ka soo gaarey asbuucan gudihiisa waxaa kaloo la sheegeyaa in ciidanka keenya uu soo dhaafi waa yey xaduudaha sabab badan aawgeeda iyo cabsi ay ka qabaan in gud ku dhacaan ama go,odoomaan warar kale oo aan ka helney dhanka gedo ayaa sheegeya in xaley sagdi dhexe dagaal xoogan lagu qaadey saldhigyo ay ku lahaayeen ciidanka keenya degmada ceelwaaq waxaa ay sheegeen dad goob joog ahaa in ay arkeen ciidanka shabaab oo daabulaneyaa wixii hub iyo sanaado militeri ahaa oo yaaley saldhigaas ka dibna waxey ku soo noqdeen halkii ay howlgalka ka soo qaadeen isku soo wada duuduubo duulanka keenya ayaa ku fashilmey maalimo gudahooda