الأربعاء، 1 أغسطس 2012

AALMIINDEEY ADIGOO KUMBUYUUTERKAAGA KU FADHIYA

waa aalad cajiib ah oo aan ka soo qaadey  muntadayaatka caalamiga  waxaa ku soo jiidaneyaa habka iyo xarakada ay usameysan tahay iyo sida  qofka uga aalmiindeynkaro   waa fikrad aad umuhiimsan in laga qaato waayo waxaanu internetka kor fadhina saacado badan sidaas daraadeeda waxaa inoo baahan yahay in aan xarakeyno inagoo  shaqdeena ku jirno  si aaan  uga daalin howsheena   alaaladan waxaa sameysan kara waa adiga keligaaga  waxaa ku sameyneya tacdiil baaskiilkaaga  waxaana ula kici kartaa 

MAJAAJILISTE ,CABDI MALAAQ JEYLAANI OO MOGADISHO UGA DHINTEY DIL AAN LA,OGEYN CIDA GEYSATEY

waxaa magaalada mogadisho xaley lagu diley majaajiliste  cabdijeylaani oo ku magaca dheera  marshaale   sida ay sheegeen dadka goob joogyaal ahaa  marshaale ayaa xaley magribkii lagu diley xaafada wada jir ee gobolka banaadir waxaa la sheegey raga diley in ay ahaayeen laba qof oo ku hubeeysanaa bustoolado              mr marshaale ayaa ahaa fanaan aad looga yaqaano mogadisho  waayihii uga danbeeyey waxaa uu aad uga soo bixi jirey  tifiga universty   marshaale ayaa ka soo shaqeeyey idaacado badan oo ku yaala xamar sida radio mogadisho idaacada kuliye  laakiin hada waxaa uu ruwaayado ka soo deyn jirey tviga univesrty   marshaale ayaa  ahaa  majaajiliste  aad uga caanbaxey soo gudbin ruwaayado dad badan soomaali ah aad uga caroodeeen gaar ahaan kooxaha isku heysta  siyaasada soomaaliya