waxaa magaalada mogadisho xaley lagu diley majaajiliste cabdijeylaani oo ku magaca dheera marshaale sida ay sheegeen dadka goob joogyaal ahaa marshaale ayaa xaley magribkii lagu diley xaafada wada jir ee gobolka banaadir waxaa la sheegey raga diley in ay ahaayeen laba qof oo ku hubeeysanaa bustoolado mr marshaale ayaa ahaa fanaan aad looga yaqaano mogadisho waayihii uga danbeeyey waxaa uu aad uga soo bixi jirey tifiga universty marshaale ayaa ka soo shaqeeyey idaacado badan oo ku yaala xamar sida radio mogadisho idaacada kuliye laakiin hada waxaa uu ruwaayado ka soo deyn jirey tviga univesrty marshaale ayaa ahaa majaajiliste aad uga caanbaxey soo gudbin ruwaayado dad badan soomaali ah aad uga caroodeeen gaar ahaan kooxaha isku heysta siyaasada soomaaliya
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق