الثلاثاء، 14 أغسطس 2012

QUDRADA ILAAHEY WEYNAA AFAR DIYAARADOOD MAR QUR AH WADA HALAAGSAMEY IYO DAWLADA KIRISHTAANKA UGAANDHA OO SHEEGTEY IN USOO DIRTEY DIYAARADAHAN XASUUQA SHECEBKA MUSLIMKA SOOMAALIYEED OO AAN WAXBA GALABSAN IYO 45 DUULIYE OO LALA, YAHAY HALKA AY JAAN IYO CIRIB DHIGEEN

SIda ay sheegeyaan warar  ka imaaneyaa dalka  ugaandha   waxaa gebi ahaanba  burburey  4diyaaradood oo dawlada ugaandha usoo dirtey gumaadka dadka soomaaliyeed  warka ayaa intaa ku dareyaa diyaaradahan in ay la socodeen 40 duuliye  sida ay sheegeyaan saraakiisha ciidanka cirka ugaandha   tani waa   waxey qeyb ka tahay  jabka faraha badan ee ugaandha kala kulameyso dalka soomaaliya ka dib markii ay kusoo duuleen dalka muslimka ee soomaaliyeed  ugaandha ayaa kumunaan caloosha ushaqeystiyaal ah usoo dirtey dalka  soomaaliya si ay wakiil uga noqo daan dawladaha reer galbeedka  oo marar badan ku jabey dalka soomaaliya  dawladan kirishtaanka fuqurada ah  ayaa  waxa gedaal ka soo riixeyaa dawlado reer galbeed  ah oo damac ka leh soomaaliya laakiin waxaa sii kordheyaa dhiigbaxa  ciidankeeda ku sugan dalka soomaaliya  bilaha nagu soo aadan ayaa la fileyaa ciidan calooshada ushaqeystiyaasha ugaandha ee isku fidiyey   gobalka shabeele in ay la kululmaan jab ay ka sheekeyaan  waayo dhulka ay soo galeen waa dhul hood ah  waa dhul dhiiqo ah  marka roobka da,o ayaa la fileyaa in ay udhintaan gaajo iyo cuduro  waayo waxaa ka go,i doona sadka iyo wax kasta