الأحد، 12 أغسطس 2012

هذا جريمة ارتكبت حكومة كينيا بحق مدنيين صوماليين في مدينة كسمايو من اقصى جنوب الصومال



جرائم  ترتكب بها قوات كينا بحق شعب صومالي الاعزل  - قتلت عائلة باكملها  بعد سقوط قديفة  اطلقت من بحر بتجاه احياء سكنية 

FAMILKA ADUUNKA UGA TIRADA BADAN OO KA KOOBAN HAL NIN 39 NAAGO IYO 94 GABDHO IYO WIILAL AH

DAAWO XASUUQII KENYA AY KA GEYSATEY KISMAAYO SIDA SAWIRADA KA MUUQATO DADKA DHINTEY WAA CARUUR GURIGOODI MADAAFIIC LAGU GARACEY


waxaan  canbaareyneynaa xasuuqa waxashnimada ay keenyaka geysatey magaalada kismaayo ee dalkeena  waxaan kaloo canbaareyneynaa  falalka waxashnimada lagula kaco  dadka reer juba ee dalka soomaaliya                sida aad sawirada uga jeedaan waxaa xaley waqtigii afurka  lagu xasuuqey magaalada kismaayo dad maato ah oo aan waxba galabsan wararka ayaa lagu sheegey in ay ku soo hoobatey magaalada madaafiic laga soo tuurey marka fadhiya bada kasoo si arxan daro ah uduqeyey dadka magaalad kuwaaso waxyeelo daran ka soo gaartey   dawlada keenya ayaa marar badan dadka soomaaliyeed ku duqeysey  meelo badan oo dalka ka mid ah sida magaalooyinka jilib iyo kismaayo iyo xitaa meelo ka mid ah gobolka gedo  gardarada dawlada kenya ay uga soo duushey dalka soomaaliya ayaa muujineysa damaca iyo gumeysi doonimadeeda  waxaan leenahay keenya iyo  dawlado kale afrikaan ah waa dhamadey waqtigii la gumeysan jirey shucuubta islaamka iyo shucuubaha xaq udirirka ah