waxaa halkaan ka muuqada duqueen waxashnimo ah oo ay geeysaneyaan ciidanka nasaarada itoobiya waqtigii ay ku soo duuleen soomaaliya gaar ahaan mogadisho //hadaba waxaa isweydiin mudan maxey kukala duwan yihiin xabashada 2012 iyo 2009 waxaa hada shariif murtad uu ku faaneyaa faragelinta xabshada waqtigaasna waxaa uu inooga beensheegi jirey itoobiya waa cadow soomaaliyeed walaahi waa wax lagu yaabo in maanta kuwa rida ay uyeerteen ciidan gaalo madow ah si ay uxasuuqaan shecebka muslimka
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق