waxaa guul daro weyn ku soo dhamaadey duulaankii keenya ay ku soo gashey qqeybo ka mid ah jubooyinka sida ay soo sheegeyaan weriyaal ku sugan furumaha dagaalka ee deegaano hoos taga dhoobley ayaa sheegeyaa in ay ciidanka keenya usuura galiweysey khamiistii la soo dhaafey in ay jiiraan difaaciyada alshabaab dagaal ka dhacey meesha looyaqaan waraha ayaa ciidanka keenya waxaa looga gubey baabuur sdoo kale waxaa looga diley ciidan fara badan ka dib markii ciidanka keenya dagaal dhaba gal ah lagu qaadey ayaa waxaa halkaas ka dhacey dagaal faraha looga gubtey dagaalkaas ayaa waxaa uu socdey mudo nusaac ah ka dib waxaa dib uga gurtey halkaas ciidanka keenya oo markiisa horeba ka yimid dhanka taabta xaalada goobaha dagaalada ayaa hada laga dereemeyaa degenaansho aan sidaas ubuurneyn walaw ay jiraan dhaqdhaaqiyo ciidan oo ay wadaan alshabaab boqolaal ka tirsan ciidanka shabaab iyo dad mutadawaciin ah ayaa halkaas ku sugan waxaana ay sugeeyaan dagaalka kama danbeyska ah kaasoo keenya ku lagu jebineyo
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق