htt://www.somaliwalalo.blogspot.com duulaankii keenya ayaa galey wiigisa shanaad wax natiijo ahna lagama haayo sida ay sheegeyaan warbaahinta caalamiga waxaa fashilmey gebi,aanba duulaankii keenya ay ku soo qaadey soomaaliya ka dib markii ay la kulumeen iska caabin xoogan waxaa kaloo la saadaalineyaa inuu ku faafidoona dagaalka dalka keenya gudihiisa gaar ahan caasimada iyo gobolada waqooyi bari iyo dhamaan dalka keenya waxaa la sheegeya in ay abuurmeen dalka keenya kooxo hubeysa oo aan heybtooda la,garaneynin kuwaas xiliyada habeenadi dagaal kudhufo ka dhaqaaq ah ku qaada saldhigyda ciimada keenya ay ku leeyihiin guud ahaanba dalka keenya
هناك تعليق واحد:
dabcan waa ku guul dareysatey keenya dagaalkii ay ku soo qaadey soomaaliya
إرسال تعليق