الخميس، 22 ديسمبر 2011

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

waxaan halkan tacsiyo uga direynaa  eheladii dadkii lagu xasuuqey tuulada hoosingow ee koonfur soomaaliya waxaan ilaahey uga barineynaa inta dhimatey inuu ilaahey janadii ka waraabiyo  inta dhaawacana inuu ilaahey caafiyo   gacan ka gardaran ayaa dishey   // tacsiyadan waxaa direyaa   dhamaan dhalinta beesha sheekhaal ee ka soo jeeda  hoobishaale kuwaas oo kukala nool daafaha aduunayada   / waxaan kaloo aad iyo aad ucanbaareyneynaa xasuuqa ay ka geysto keenya koonfur soomaaliya gaar ahaan xasuuqyadii uga danbeeyey ee ka dhacey jubooyinka iyo gedo   waxaan kaloo  canvbaareyneynaa  duqeynta waxashnimada ee ay geystaan diyaaradaha dalka keenya                            somaliwalalo@hotmail.com

ليست هناك تعليقات: