الأربعاء، 28 ديسمبر 2011

...WEBSITE FASAADINEYO DADKA SOOMAALIYEED OO LAGU MAGACAABO BADWEYN

beryahan danbe waxaa soo baxey website fusuq iyo ansahaxaxumo bareyo waxaa wax lala yaabo ah in maanta dad magaca islaam soomaali sheeganeyo oo hadana fasaad ku faafineyaa dadka islaamka dhexdiisa gaar ahaan kuwa dhalinta hada soo koreysa waxaa webka aan soo sheegney lagu baahiya sawiro iyo qoraalo aad ufool xun oo ku abuureyaa dhalinta soomaaliyeed wiilasha iyo gabdhaba waxaa kaloo aan la yaabey tacaliiqa dhalanyarada gabdhaha iyo wiilasha kuwaas oo ka hadleyaa waxyaabo aan waafaqsaneyn diinta islaamka iyo dhaqanka soomaaliyeed hadaba waxaan ka codsaneynaa dhalin soomaaliyeed in ay ka fogaadaan daawashada website noocaas oo kale iyo in ay unasiixeeyaan dadka website iska leh

ليست هناك تعليقات: