SIda aad uga jeedaan sawirada waxaa maanta magaalada mogadisho soo gaarey marashaxa utaagan madaxtinimada dalka soomaaliya isu soo taagey mr yuusuf garaad cumar oo ahaa weriye bbc mudo dheer usoo shaqeyneyey yuusuf garaad ayaa bilihii danbe lagu sheegeyey warbaahinta maqal iyo muqaalka iyo tan la qoro inuu dooneyo madaxtinimada soomaaliya yuusuf garaad cumar ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey garoonka aadan cade waxaana soo dhaweeyntiisa ka qeybgaley masuuliyiin ka tirsan dkmg gaar ahaan hogaamiye kooxeedka lagu magacaabo yuusuf maxamed siyaad indhacade iyo weriyaal koox ah mr yusuf garaad weli kama hadlin hadafkiisa siyaasadeed iyo waxaa uu damacasan yahay iyo olalahiisa doorashada sikastaba ha,ahaate caasimada soomaaliya ayaa waxaa ku soo qulquleyaa masharaxiin qurba joog ah si,ay mar unoqodaan madaxa dalka ay dagaalada aafeyeen faragelinta shisheeyena ay hareereysey
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق