الأحد، 8 يوليو 2012

DAAWO SHARIIF AXMED OO RIWAANDA LAGU BAHDILEY BOOQASHADIISA AYN LOO SOO DIREY SOO DHAWEEYNTIISA NAAG SHAQAALE KA AH GURIGA MAXAWEYNAHA RIWAANDA WAA CEEBTII UGA XUMEYDI





sida aad sawirka uga jeedaan waxaa  riwaanda lagu bahdiley murtad shariif axmed  madxweyne uga magacaaban kooxda rida ee soomaaliya jooga  shariif axmed ayaa naagta looga soo direy airporka  sida nidaamka caalamiga udhigan madaxweeyniyaasha marka ay booqaneyaan dalal kale waxaa soo dhaweeyneyaa madaxaweynaha dalka laakiin shariif maskiin waxaa loo soo direy khaadimadii ama servang ama booyaysadii guriga madxweynaha ceeb intaas ka weyn weligeeda lama arkin  marka waxaan layaabna dadka leh shariif waa madaxaweynaha soomaaliya - soomaaliya waxaa ay aheydi dawlad sumucad weyn ku leh caalamka iyo afrika maantana magaceena ayaa lanagu ceebeyneyaa 

ليست هناك تعليقات: