الأحد، 8 يوليو 2012

SHABAKADA SOMALIWALALO MEDIA WAA SHABAKAD KA MADAXBANAAN URURADA AMA KOOXAHA SOOMAALIYA KA DAGAALAMEYAA WAA SHABAKAD MADAXBANAAN AAN AFGOONI KU HADLIN LAAKIIN TIXGELINEYSO RABITAANKA SHECEB WEYNAHA SOOMAALIYEED KANA SOO HORJEEDO WIXII WAX UDHIMEYAA DADKA IYO DALKA SOOMAALIYEED


WARARKA NAGA SOO GAAREYA MOGADISHO AYAA SHEEGEYA IN BERI TALAADO BANDOW LAGU SOO ROGEY CAASIMADA SOOMAALIYA                                                                                                warka ayaa intaa ku dareyaa in wadooyinka magadisho la soo dhigey ciidan afrikaan iyo maleeshiyaad soomaali isugu jiro loo xagiijiyo amaanka odeyaal la sheegey in lagu ansaxineyo distuurka gacan ku rimiska ah ee beesha caalamka uga deegtey kooxda shariif  waxaa la sheegeya distuur gaaleed in lagu dareyo qodobo diinta kirishtaanka ka mid ah ka dib markii ay ka codsatey dawlada teliyaaniga in laga mid yeelo diinta kirishtaanka  waxaa kaloo la sheegey  cabduweligaas iyo shariif sakiin in ay masuulka yihiin qodobka distuurka lagu dareyo diinta kirishtaanka  ka dib markii ay ogolaadeen in lagu daro distuurka diinta gaalada 

ليست هناك تعليقات: